{"id":104995,"date":"2025-12-07T15:05:00","date_gmt":"2025-12-07T15:05:00","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104995"},"modified":"2025-12-07T15:07:53","modified_gmt":"2025-12-07T15:07:53","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-o-kulamo-gaar-gaar-ah-ka-wada-magaalada-dooxa-ee-dalka-qadar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-o-kulamo-gaar-gaar-ah-ka-wada-magaalada-dooxa-ee-dalka-qadar\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo kulamo gaar gaar ah ka wada magaalada Dooxa ee dalka Qadar"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Dooxa kaga qeyb qaatay kulamo gaar gaar ah oo diiradda lagu saaray xoojinta dowlad-dhiska iyo mideynta taageerada caalamiga ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa uga warbixiyay madaxda uu la kulmay uga warbixiyay qorsheyaasha Soomaaliya amniga, iyo dib-u-habeynta hay\u2019adaha dowladda, gaar ahaan dib u dhiska Militeriga Soomaaliya si ay awood ugu yeeshaan dagaalka AS.<\/p>\n<p>Intii uu madasha ku sugnaa, Madaxweyne Xasan Shiikh wuxuu kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga, Hakan Fidan, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga amniga, taageerada ciidamada, iyo mashaariicda horumarineed ee Turkigu ka fuliyo Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/594962011_1441075181353705_6335395683340693051_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=9IaxXKeCVo8Q7kNvwGOkxuw&amp;_nc_oc=AdktznLMElhNh-NJJ6LEGSLW4kWxhk-y78wYJPdFDM28YCeFceib5eK7YLomb8smaV0&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=4dgeYj8kgiJmNHSugG_sOQ&amp;oh=00_AfkhCEbod0ClgU6rkYTh1PU3UMyO7SDz6thQdZF1ndnuUQ&amp;oe=693B5954\" alt=\"May be an image of the Oval Office\" width=\"1240\" height=\"853\" \/><\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr. Badr Cabdulcaati. Labada dhinac waxay ka wada hadleen kor u qaadidda iskaashiga istaraatiijiga ah, taageerada amniga, la-dagaalanka argagixisada, iyo howlaha AUSSOM ee u diyaar-garoobaya wajiga xiga ee joogitaankooda Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/594768001_1441000714694485_5056009653450875082_n.jpg?_nc_cat=100&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=ro-lGsJDccMQ7kNvwHmeSaE&amp;_nc_oc=AdmdV02HIeG9xfCFy5uhvkkjEqqS38VHp48op7h4ceAX5TlYavAmVVTIUjEhM-GSqfo&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=hbCWuf34hFSBXX7O66Yu6Q&amp;oh=00_Afloe7y4M-WxhcIQWNAV4xrhpazzyQDoJLnNem-jA98YYQ&amp;oe=693B5DB4\" alt=\"No photo description available.\" width=\"935\" height=\"1247\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sii wadi doona kulamada gaar gaar ah ee la yeelanayo Madaxda saaxiibada dhow la ah Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta magaalada Dooxa kaga qeyb qaatay kulamo gaar gaar ah oo diiradda lagu saaray xoojinta dowlad-dhiska iyo mideynta taageerada caalamiga ah ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa uga warbixiyay madaxda uu la kulmay uga warbixiyay qorsheyaasha Soomaaliya amniga, iyo dib-u-habeynta hay\u2019adaha dowladda, gaar ahaan dib u dhiska Militeriga Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104996,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104995"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104995"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104998,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104995\/revisions\/104998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}