{"id":10498,"date":"2018-10-31T18:27:35","date_gmt":"2018-10-31T18:27:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=10498"},"modified":"2018-10-31T18:27:35","modified_gmt":"2018-10-31T18:27:35","slug":"xiisad-ka-dhalatay-khilaafka-u-dhexeeya-gudoomiyaha-gobolka-hiiraan-iyo-duqa-magaalada-oo-ka-taagan-baladweyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xiisad-ka-dhalatay-khilaafka-u-dhexeeya-gudoomiyaha-gobolka-hiiraan-iyo-duqa-magaalada-oo-ka-taagan-baladweyn\/","title":{"rendered":"Xiisad ka dhalatay Khilaafka u dhexeeya Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo duqa magaalada oo ka taagan Baladweyn."},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyn, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagantahay xiisad ka dhalatay shaqa joojin lagu sameeyay Saddxe kamid ah masuuliyiinta magaalada.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, Yuusuf Dabageed, ayaa shaqo joojin ku sameeyay \u00a0duqa magaalada Beledweyne Cali Cabdulqaadir Faarax, xoghayaha Dowlada Hoose Cabdixakiin Maxamuud Xasan iyo Agaasimaha Dhul Bixinta Xuseen Maxamed Fiidow.<\/p>\n<p>Masuuliyiintan, ayuu ku eedeeyay iney lunsadeen Hanti-Dadweyne, taasoo loogu talagalay Shacabka ku dhaqan Xarunta Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Dabageed oo sidoo kale Ciidamada amar siiyay, ayaa xabsiga loo taxaabay\u00a0xoghayaha Dowlada Hoose Cabdixakiin Maxamuud Xasan iyo Agaasimaha Dhul Bixinta Xuseen Maxamed Fiidow, Iyadoo uu xariga iska diiday duqa magaalada\u00a0Cali Cabdulqaadir Faarax.<\/p>\n<p>Yuusuf dabageed oo Saxaafada la hadlay, ayaa sheegay in sharciga cid aksta uu qabanayo ragan ayuu tilmaamay in loo xiray sida Madaxda, xabsigana aan laga soo deyn karin ilaa amar danbe.<\/p>\n<p><strong>Hlakan Ka Dhageyso Codka Yuusuf Dabageed:<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10498-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/CODKA-GUDOOMIYAHA-HIIRAAN.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/CODKA-GUDOOMIYAHA-HIIRAAN.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/CODKA-GUDOOMIYAHA-HIIRAAN.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Duqa Magaalada Baladweyn oo iska diiday in xabsiga la dhigo, ayuu dabageed amray in isaga tilaabo adag laga qaado, maadaama uu iska diiday in xabsiga la dhigo.<\/p>\n<p>Hadaba waxaan sidoo kale wareysanay Duqa magaalada Baladweyn ee la sheegay in shaqa Joojin lagu sameeyay eedaha la xirira hanti lunsashada darteed.<\/p>\n<p>Duqa magaalada\u00a0Cali Cabdulqaadir Faarax, ayaa Mustaqbal u sheegay in cida shaqada ka joojin karta ay tahay oo kaliya Wasaarada arrimaha gudaha Hirshabelle oo markeedii hore soo magacwday.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Dhageyso Wareysiga Duqa magaalada Baladweyn:<\/strong><\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-10498-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/WAREYSIGA-DUQA-BALADWEYN.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/WAREYSIGA-DUQA-BALADWEYN.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/10\/WAREYSIGA-DUQA-BALADWEYN.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyn, ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagantahay xiisad ka dhalatay shaqa joojin lagu sameeyay Saddxe kamid ah masuuliyiinta magaalada. Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, Yuusuf Dabageed, ayaa shaqo joojin ku sameeyay \u00a0duqa magaalada Beledweyne Cali Cabdulqaadir Faarax, xoghayaha Dowlada Hoose Cabdixakiin Maxamuud Xasan iyo Agaasimaha Dhul Bixinta Xuseen Maxamed Fiidow. Masuuliyiintan,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":10501,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,81,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10498"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=10498"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/10498\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10501"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=10498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=10498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=10498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}