{"id":104798,"date":"2025-12-01T11:40:14","date_gmt":"2025-12-01T11:40:14","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104798"},"modified":"2025-12-01T11:40:14","modified_gmt":"2025-12-01T11:40:14","slug":"dowladda-jarmalka-oo-dhawaan-aqoonsaneysa-baasaboorka-soomaaliga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-jarmalka-oo-dhawaan-aqoonsaneysa-baasaboorka-soomaaliga\/","title":{"rendered":"Dowladda Jarmalka oo dhawaan aqoonsaneysa Baasaboorka Soomaaliga"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow ayaa shaaciyay in dhawaan dalal badan oo caalamka ah ay aqoonsan doonaan Baasaboorka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Mr Dhuxulow ayaa si gaar ah u tilmaamay in Dowladda Jarmalka dhawaan aqoonsan doono Baasaboorka Soomaaliga.<\/p>\n<p><strong>\u201cDalal badan ayaa juhdi na galiyay, weliba dhawaan Jarmalka ayaa dhawaan aqoonsan doono Baasaboorka Soomaaliga\u201d<\/strong> ayuu yiri Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow.<\/p>\n<p>Hadalka Agaasimaha ayaa ku soo aadaya xilli dalal badan oo u badan kuwo ku yaalla Yurub aysan weli aqoonsaneyn baasaboorka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Dalalka qaar ayaa hadda aqoonsaya baasaboorka, maadama dalka isbadalka amni ahaan soo haggaagay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow ayaa shaaciyay in dhawaan dalal badan oo caalamka ah ay aqoonsan doonaan Baasaboorka Soomaaliga. Mr Dhuxulow ayaa si gaar ah u tilmaamay in Dowladda Jarmalka dhawaan aqoonsan doono Baasaboorka Soomaaliga. \u201cDalal badan ayaa juhdi na galiyay, weliba dhawaan Jarmalka ayaa dhawaan aqoonsan doono Baasaboorka Soomaaliga\u201d ayuu yiri&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104798"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104800,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104798\/revisions\/104800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}