{"id":104790,"date":"2025-12-01T07:08:16","date_gmt":"2025-12-01T07:08:16","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104790"},"modified":"2025-12-01T07:08:16","modified_gmt":"2025-12-01T07:08:16","slug":"koox-hubaysan-oo-nin-da-ah-ku-dishay-magaalada-caabudwaaq-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/koox-hubaysan-oo-nin-da-ah-ku-dishay-magaalada-caabudwaaq-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Koox hubaysan oo Nin da\u2019 ah ku dishay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Koox aan haybtooda la garan isla markaana hubaysnayd ayaa Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ku dishay Allaha u naxariiste Cabdi Ciise Qooleey oo ahaa nin da\u2019 ah.<\/p>\n<p>Dilka kaddib, waxaa goobta ka baxsatay kooxdii dilkaas u gaysatay Cabdi Qooleey, waxaana goobta gaaray mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulka Degmada iyo xubno kamid ah qoyska Marxuumka sida ay ku warrameen ilo kala duwan.<\/p>\n<p>Laamaha ammaanka Magaalada Caabudwaaq oo kaashanaya Odoyaasha dhaqanka ayaa ku raad-jooga soo qabashada Maleeshiyadii dilka gaysatay in laga hortago colaad salkeedu noqoto dilkaas loo gaystay Ninka da\u2019da ah.<\/p>\n<p>Dilalka la xiriira aanooyinka ayaa muddooyinkii dambe ka dhacayay qaybo kala duwan oo Gobollada Dalka ah, Hay\u2019adaha amniga ee Federaal &amp; kuwa Dowlad-Goboleed ayaa iska kaashaday soo qabashada qaar kamid ah Dadkaas.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koox aan haybtooda la garan isla markaana hubaysnayd ayaa Magaalada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ku dishay Allaha u naxariiste Cabdi Ciise Qooleey oo ahaa nin da\u2019 ah. Dilka kaddib, waxaa goobta ka baxsatay kooxdii dilkaas u gaysatay Cabdi Qooleey, waxaana goobta gaaray mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulka Degmada iyo xubno kamid ah qoyska&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":42507,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104790"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104791,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104790\/revisions\/104791"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42507"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}