{"id":104775,"date":"2025-11-30T12:37:53","date_gmt":"2025-11-30T12:37:53","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104775"},"modified":"2025-11-30T12:37:53","modified_gmt":"2025-11-30T12:37:53","slug":"qaramada-midoobay-ayaa-billaawday-qorshaha-ay-uga-baxeyso-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qaramada-midoobay-ayaa-billaawday-qorshaha-ay-uga-baxeyso-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay ayaa billaawday qorshaha ay uga baxeyso gudaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay qorshaha ka bixitaankiisa gudaha Soomaaliya, xilli mudada jiritaankiisa ku egtahay ilaa bisha October ee sannadka 2026.<\/p>\n<p>Shiraa\u2019id oo ay si wadajir ah u wada qabteen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wakiilka QM ee Soomaaliya ayaa looga hadlay howlaha xiritaanka Xafiiska QM ee Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in ay si rasmi ula wareegeen xafiiska, isagoo hay\u2019adaha kale ee Qaramada midoobay ugu baaqay in ay ka faa&#8217;iideystaan Xafiisyadan, si loo xoojiyo adeegga loo hayo Bulshada Reer Galmudug.<\/p>\n<p>Dhawaan QM ayaa shaacisay in dhammaadka bisha October 2026 la soo gaba gabeyn doono Howlgalka UNSOM oo muddo dheer ka qeyb qaadanaya howlaha nabadeynta Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta billaabay qorshaha ka bixitaankiisa gudaha Soomaaliya, xilli mudada jiritaankiisa ku egtahay ilaa bisha October ee sannadka 2026. Shiraa\u2019id oo ay si wadajir ah u wada qabteen Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye iyo wakiilka QM ee Soomaaliya ayaa looga hadlay howlaha xiritaanka Xafiiska QM ee Dhuusamareeb. Madaxweyne&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104776,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104775"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104775"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104775\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104777,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104775\/revisions\/104777"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104776"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104775"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104775"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104775"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}