{"id":104759,"date":"2025-11-30T06:49:15","date_gmt":"2025-11-30T06:49:15","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104759"},"modified":"2025-11-30T06:49:15","modified_gmt":"2025-11-30T06:49:15","slug":"saamayn-ka-dhalatay-roobab-mahiigaan-oo-ka-daay-koofurta-qaaradda-aasiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/saamayn-ka-dhalatay-roobab-mahiigaan-oo-ka-daay-koofurta-qaaradda-aasiya\/","title":{"rendered":"Saamayn ka dhalatay Roobab mahiigaan oo ka da\u2019ay Koofurta Qaaradda Aasiya"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhay dadka ku dhintay Daadad xooggan oo ka dhashay Roobab Mahiigaan ah oo ka da\u2019ay Dalalka Indonesia, Malaysia, Thailand &amp; Sri Lanka ee dhaca Koofurta Qaaradda Aasiya, waxaa socda qorshaha lagu xakamaynayo Daadadkaas.<\/p>\n<p>Magaalooyin badan ayaa koronto la\u2019aan ka dhacday kaddib markii la damiyay maadaama laga cabsaday in ay kordhiso khasaaraha mar haddii biyaha daadadku gaareen meelo kala duwan oo Magaalooyinka Dalalkaas ah.<\/p>\n<p>Roobabkaan oo soo billowday Arbacadii waxaa ku dhintay guud ahaan 600 oo qof halka waxyeello ay kasoo gaartay tiro intaas ka badan, qoysas aan tira-koob rasmi ah lagu sameyn ayaa ku guryo waayay daadadkaan.<\/p>\n<p>Dowladaha dhibaatooyinkaan la kulmay ayaa sheegay in dhibaatadaan oo ah mid safmar ah ay u baahan yihiin sidii looga gacansiin lahaa u gurmashada Dadka dhibaatadu gaartay si looga badbaadiyo halista ay dhexda uga jiraan.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa sii kordhay dadka ku dhintay Daadad xooggan oo ka dhashay Roobab Mahiigaan ah oo ka da\u2019ay Dalalka Indonesia, Malaysia, Thailand &amp; Sri Lanka ee dhaca Koofurta Qaaradda Aasiya, waxaa socda qorshaha lagu xakamaynayo Daadadkaas. Magaalooyin badan ayaa koronto la\u2019aan ka dhacday kaddib markii la damiyay maadaama laga cabsaday in ay kordhiso khasaaraha mar haddii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104760,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104759"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104761,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104759\/revisions\/104761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}