{"id":104754,"date":"2025-11-30T05:52:58","date_gmt":"2025-11-30T05:52:58","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104754"},"modified":"2025-11-30T05:52:58","modified_gmt":"2025-11-30T05:52:58","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-as-kawada-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-oo-howlgallo-ka-dhan-ah-as-kawada-shabeelaha-dhexe\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 kawada Shabeelaha Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 ka billaabay deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Deegaanka Xawaadley, waxaa ka dhacay weerar duqayn ah oo lagu beegsaday \u2018AS\u2019 sida wararku sheegayaan.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay in howlgalkooda uu kusii dhowaanay deegaanno dhowr ah oo \u2018AS\u2019 isaga baxeen kaddib markii culays xooggan ay saareen isla markaana duqaymo ku beegsadeen sida hadalka ay u dhigeen.<\/p>\n<p>Ciidamo kooban oo kuwa deegaanka ah ayaa wehliya ciidanka Xoogga Dalka ee howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 kawada Gobolka Shabeelaha Dhexe, Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa sheegtay in ay ka go\u2019an tahay in ay gacanta ku dhigto deegaannada gacantooda ka maqan.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgallo ka dhan ah \u2018AS\u2019 ka billaabay deegaanno katirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Deegaanka Xawaadley, waxaa ka dhacay weerar duqayn ah oo lagu beegsaday \u2018AS\u2019 sida wararku sheegayaan. Saraakiil katirsan ciidamada Xoogga Dalka ayaa sheegay in howlgalkooda uu kusii dhowaanay deegaanno dhowr ah oo \u2018AS\u2019 isaga baxeen kaddib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":56498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,256],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104754"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104754"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104754\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104755,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104754\/revisions\/104755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104754"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104754"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104754"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}