{"id":104746,"date":"2025-11-29T15:56:46","date_gmt":"2025-11-29T15:56:46","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104746"},"modified":"2025-11-29T15:56:46","modified_gmt":"2025-11-29T15:56:46","slug":"mareykanka-oo-sheegay-inuu-kordhiyay-duqeymaha-ay-ka-geystaan-gudaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mareykanka-oo-sheegay-inuu-kordhiyay-duqeymaha-ay-ka-geystaan-gudaha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo sheegay inuu kordhiyay duqeymaha ay ka geystaan gudaha Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika AFRICOM ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya sanadkan ay ka badan yihiin kuwii sannadkii hore.<\/p>\n<p>Sida ay u xaqiijiyeen Fox News Digital, sanadka 2024 waxaa Soomaaliya laga fuliyay 10 duqeyn oo kaliya, halka sanadkan ay AFRICOM qaaday in ka badan <strong>100 duqeyn<\/strong>.<\/p>\n<p>Howlgalka ugu dambeeyay ayaa ka dhacay buuraha Caalmiskaad ee gobolka Bari, halkaasi oo lagu beegsaday xubno ka tirsan Daacish oo godad ku jiray.<\/p>\n<p>War-saxaafadeedka AFRICOM ayaa lagu caddeeyay in howlgalkaasi ay si wadajir ah uga qeyb qaateen Dowladda Federaalka iyo Taliska AFRICOM..<\/p>\n<p>AFRICOM ayaa mar kale ku celisay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Kooxaha Daacish iyo AS ee ay ka fuliyaan gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Ciidamada Maraykanka ee Afrika AFRICOM ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Maraykanku ka fuliyay Soomaaliya sanadkan ay ka badan yihiin kuwii sannadkii hore. Sida ay u xaqiijiyeen Fox News Digital, sanadka 2024 waxaa Soomaaliya laga fuliyay 10 duqeyn oo kaliya, halka sanadkan ay AFRICOM qaaday in ka badan 100 duqeyn. Howlgalka ugu dambeeyay ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104746"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104746"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104746\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104747,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104746\/revisions\/104747"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104746"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104746"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104746"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}