{"id":104737,"date":"2025-11-29T09:23:33","date_gmt":"2025-11-29T09:23:33","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104737"},"modified":"2025-11-29T09:23:33","modified_gmt":"2025-11-29T09:23:33","slug":"xfs-oo-beenisay-warar-lagu-sheegay-in-as-ay-qabsan-karto-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xfs-oo-beenisay-warar-lagu-sheegay-in-as-ay-qabsan-karto-muqdisho\/","title":{"rendered":"XFS oo beenisay warar lagu sheegay in \u2018AS\u2019 ay qabsan karto Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa beeniyay warar laga qoray amniga Muqdisho oo lagu sheegay in ay qabsan karto \u2018AS\u2019<\/p>\n<p>Cali Balcad ayaa tilmaamay in \u2018AS\u2019 ay weerar ka fulin karto Muqdisho balse aanay u qabsan Karin sidii Kabul 2021 iyo Dimishiq oo 2024 Dowladdii Bashar Al-Asad xukunka looga tuuray, sababta ayuu ku sheegay in Dowladda iyo Shacabka iska kaashanayaan amniga Caasimadda.<\/p>\n<p>Dadka Muqdisho ayuu shaaciyay in ay dib usoo kabteen xaaladihii kala duwan ee adkaa ee soo maray, waxaana uu intaas ku daray in \u2018AS\u2019 ka faa\u2019iideysato khalasaaraha siyaasadda oo aanay haysan tageerrada Shacabka sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cMuqdisho ma ahan Kabul 2021 ama Dimishiq 2024, Amniga Muqdisho waxaa gacanta ku haya Dowladda Federaalka &amp; Hay\u2019adeeda amniga, Nolosha waa mid kasoo hagaagayso sidii hore, \u2018AS\u2019 weeraro way fulin kartaa iyada oo ka faa\u2019iideysanaysa khalasaasaha Siyaasadeed balse ma haysato taageerrada Bulshada\u201d<\/em><\/strong> Sidaasi waxaa yiri, Cali Balcad, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS.<\/p>\n<p>Isbaddel dhinaca amniga ah ayaa ka jira Muqdisho, waxaa warbixinno la xiriira dhinaca nabadgalyada Caasimadda lagu muujiyay shaqada adag ay hayaan Laamaha ammaanka Dowladda Federaalka iyo sida ay ugu guulaysteen xakamaynta falalka nabadgalyada liddiga ku ah.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa beeniyay warar laga qoray amniga Muqdisho oo lagu sheegay in ay qabsan karto \u2018AS\u2019 Cali Balcad ayaa tilmaamay in \u2018AS\u2019 ay weerar ka fulin karto Muqdisho balse aanay u qabsan Karin sidii Kabul 2021 iyo Dimishiq oo 2024&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":84487,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104737"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104737"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104737\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104738,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104737\/revisions\/104738"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/84487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}