{"id":104670,"date":"2025-11-27T02:43:30","date_gmt":"2025-11-27T02:43:30","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104670"},"modified":"2025-11-27T02:43:30","modified_gmt":"2025-11-27T02:43:30","slug":"booliiska-muqdisho-oo-ka-shiray-ka-hortagista-tuugada-geystada-dhaca-moobeylada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/booliiska-muqdisho-oo-ka-shiray-ka-hortagista-tuugada-geystada-dhaca-moobeylada\/","title":{"rendered":"Booliiska Muqdisho oo ka shiray ka hortagista tuugada geystada dhaca Moobeylada"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Omar Muumin, ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay amniga caasimadda iyo ka hortagida falalka amniga lidka ku ah.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa warbixinno looga dhageystay saraakiisha amniga gaar ahaan falalkii u dambeeyay ee ka dhacay gudaha magaalada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kulanka ayaa lagu soo hadal qaaday howlgalada looga hortagayo tuugada xilliyada qaar dhaca ka geysta qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Taliyaha ayaa faray Ciidamada Booliiska in ay dardar galiyaan amniga gaar ahaan si looga hortago dadkaasi dhaca u geysta shacabka ku nool Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxaa xilliyada qaar la diiwaan galiyay kooxo abaabulan oo moobilada iyo qalabka muhiimka ah ka qaata dadka ku nool qaar kamid ah degmooyinka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir, Gaashaanle Sare Mahdi Omar Muumin, ayaa guddoomiyay kulan looga hadlay amniga caasimadda iyo ka hortagida falalka amniga lidka ku ah. Kulanka ayaa waxaa warbixinno looga dhageystay saraakiisha amniga gaar ahaan falalkii u dambeeyay ee ka dhacay gudaha magaalada. Sidoo kale, kulanka ayaa lagu soo hadal qaaday howlgalada looga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104671,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104670"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104672,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104670\/revisions\/104672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104671"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}