{"id":104654,"date":"2025-11-26T07:38:34","date_gmt":"2025-11-26T07:38:34","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104654"},"modified":"2025-11-26T07:38:34","modified_gmt":"2025-11-26T07:38:34","slug":"shiinaha-oo-maraykanka-ka-iibsaday-digir-ku-kacaysa-ku-dhowaad-nus-milyan-doollar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shiinaha-oo-maraykanka-ka-iibsaday-digir-ku-kacaysa-ku-dhowaad-nus-milyan-doollar\/","title":{"rendered":"Shiinaha oo Maraykanka ka iibsaday Digir ku kacaysa ku dhowaad Nus Milyan Doollar"},"content":{"rendered":"<p>Shiinaha oo billaabay is dhexgalka Ganacsiga iyo wax kala iibsiga Maraykanka wixii ka dambeeyay wadahadalkii dhexmaray Labada Madaxweyne waa Donald Trump &amp; Xi Jinping, Xukuumadda Beijing ayaa iibsatay 10 Raargo oo ah digirta nooca loo yaqan Soybean.<\/p>\n<p>China ayaa digirtaas ku bixiyay lacag dhan $300 oo Milyan oo Doollar, waxa ay salka u dhigtay heshiiska Trump iyo Xi dhexmaray oo la filayo in lasii xoojiyo si loo gaarsiiyo in is dhaafsiga Ganacsiga uu maro hannaan ka madaxbannaan xifaaltan.<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Reuters oo soo xigatay Warbaahin iyo Ganacsato ayaa sheegtay in dhoofka digirta loo yaqaan Soybean ee Maraykanka ka baxda ay ka tarjumeyso dib u billaabashada is dhaafsiga Ganacsi ee labada Dal.<\/p>\n<p>Shiinaha iyo Maraykanka waxaa ka dhaxeeya loolan dhinaca Militariga, Ganacsiga &amp; Soo dhaweysashada Dalalka kala duwan ee Caalamka, Beijing ayaa horay ganafka ku dhufatay eedeymo hore oo dhinaca Washington uga yimid.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shiinaha oo billaabay is dhexgalka Ganacsiga iyo wax kala iibsiga Maraykanka wixii ka dambeeyay wadahadalkii dhexmaray Labada Madaxweyne waa Donald Trump &amp; Xi Jinping, Xukuumadda Beijing ayaa iibsatay 10 Raargo oo ah digirta nooca loo yaqan Soybean. China ayaa digirtaas ku bixiyay lacag dhan $300 oo Milyan oo Doollar, waxa ay salka u dhigtay heshiiska&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104655,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104654"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104656,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104654\/revisions\/104656"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104655"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}