{"id":104640,"date":"2025-11-25T07:46:01","date_gmt":"2025-11-25T07:46:01","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104640"},"modified":"2025-11-25T07:46:01","modified_gmt":"2025-11-25T07:46:01","slug":"1000-ruux-oo-ku-geeriyootay-shilal-ka-dhacay-somaliland-5tii-sano-u-danbaysay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/1000-ruux-oo-ku-geeriyootay-shilal-ka-dhacay-somaliland-5tii-sano-u-danbaysay\/","title":{"rendered":"1,000 ruux oo ku geeriyootay Shilal ka dhacay Somaliland 5tii sano u danbaysay!"},"content":{"rendered":"<p>Wasaarada Gaadiidka &amp; Jidadka Somaliland ayaa soosaartay tira-koobka diiwaanka galay shantii sanno lasoo dhaafay ee la xiriira shilalka ka dhacay Deegaannada maamulkaas, waxaana lasoo bandhigay dadka dhintay, inta shil ee dhacday, dhaawaca &amp; hantida ku burburtay.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland Cismaan Ibraahim Nuur Afgaab ayaa Warbaahinta u sheegay in 37,000 oo shil uu ka dhacay guud ahaan Deegaannada Maamulkaas, waxaa ku dhintay oo la xaqiijiyay 1,000 qof halka ay ku dhaawacmeen 25,000 oo ruux.<\/p>\n<p>Hantida ku baaba\u2019day shilalka ka dhacay ee diiwaanka Wasaaradda Gaadiidka Somaliland gashay waa $200 oo milyan oo Doollar, waxaa intaas dheer dhaawacyada qaarkood oo la dhigay Isbitaallo halka kuwo kale oo dhibaatada gaartay fududeyn guryahooda dib ugu laabteen.<\/p>\n<p>Inta badan shilalka waxaa loo sababeeyaa waddooyinka oo burbursan, Wadayaasha oo si mas\u2019uuliyad ku dheehan tahay u kaxayn Gawaarida &amp; wacyiga Hay\u2019adaha ku shaqada leh Nabadgalyada waddooyinka oo hooseeya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaarada Gaadiidka &amp; Jidadka Somaliland ayaa soosaartay tira-koobka diiwaanka galay shantii sanno lasoo dhaafay ee la xiriira shilalka ka dhacay Deegaannada maamulkaas, waxaana lasoo bandhigay dadka dhintay, inta shil ee dhacday, dhaawaca &amp; hantida ku burburtay. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Jidadka Somaliland Cismaan Ibraahim Nuur Afgaab ayaa Warbaahinta u sheegay in 37,000 oo shil uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104641,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,76],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104640"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104640"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104642,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104640\/revisions\/104642"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104641"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}