{"id":104564,"date":"2025-11-23T05:42:03","date_gmt":"2025-11-23T05:42:03","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104564"},"modified":"2025-11-23T05:43:43","modified_gmt":"2025-11-23T05:43:43","slug":"mw-xasan-sheekh-maxamuud-oo-la-kulmay-garsooraha-ugu-fiican-kubadda-cagta-afrika-ee-2025","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mw-xasan-sheekh-maxamuud-oo-la-kulmay-garsooraha-ugu-fiican-kubadda-cagta-afrika-ee-2025\/","title":{"rendered":"MW Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Garsooraha ugu fiican Kubadda Cagta Afrika ee 2025"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Garsooraha ugu fiican Afrika ee sanadkaan 2025, Cumar Cabdulqaadir Cartan, waxa uu uga mahadceliyay guusha uu usoo hoyiyay Dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Garsooraha Kubadda Cagta ee sanadkaan ugu wanaagsan in uu Cumar Cartan ku noqday howlihii adkaa uu qabtay, waxa uu ku dhiirrageliyay in uu halkiisa kasii adkeeyo shaqada uu hayo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/584905059_1309440877893715_2151486601356333563_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=tPAzyx6zzqIQ7kNvwG6YgOf&amp;_nc_oc=AdkwQwNO-DrxXcpTwt-YQo_S05zEdVfKOb48loU5F0c0j7lekV-L-6Sl9WMQN878_KA&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=Uj7uknqWuM86yzsebF3T2w&amp;oh=00_Afi_kGdx_wPzBpK8pWGhsOSVJdD-FnTK0uVB5uJTpnLHvA&amp;oe=6928559A\" alt=\"May be an image of the Oval Office\" \/><\/p>\n<p>Garsoore Cartan waxaa kulankaan ku wehliyay Wasiirka Cayaaraha &amp; Dhallinyarada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya iyo mas\u2019uuliyiin kale oo katirsan Madaxtooyada Qaranka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/585546962_1309440914560378_1024254035776156439_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=QT3bqtx2b-UQ7kNvwGc9BM3&amp;_nc_oc=AdkuNkHFcsWr_3JxYpCORHoR6k6SUxuGg7rFTK2xgJmLOBdx7euX5pcmxa7AwuKhNCg&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=ZuHi1aLmpuj0gUd6GtelXg&amp;oh=00_AfhsstLhSCYDNjfi38qby9GNp4axZgs8mydw18Z7NBXBhA&amp;oe=69285B40\" alt=\"May be an image of dais\" \/><\/p>\n<p>Xiriirka Kubadda Cagta ee Afrika loona soo gaabiyo CAF ayaa Cumar Cabdulqaadir Cartan dhowaan guddoonsiiyay Garsoorihii ugu wanaagsanaa sanadkaan 2025, kaddib markii uu si wacan u garsooray kulamo loo dhiibay in uu garsooro.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/585573860_1389818969172489_9134555007535098861_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=e-YmWdzJP50Q7kNvwE4MsIO&amp;_nc_oc=Admsf1qlkQWNRttCQn1mc_zJa6QK7K2729gfn6Ugx1-Kp8ZdR1wbNXgoZYogQ2jMxBU&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=D9Rx4cWKnDQC33D1ALMRpA&amp;oh=00_AfgZzK0PI99_luh7TjI9D7GyukJlWoTfNRKo3va58P175g&amp;oe=69285EF4\" alt=\"May be an image of soccer\" \/><\/p>\n<p>Cumar Cabdulqaadir Cartan ayaa dhankiisa sheegay in maamuuska uu u sameeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhiirragelinayo in uu sii wado dedaallada ku aaddan in uu Soomaaliya ku metalo Caalamka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Garsooraha ugu fiican Afrika ee sanadkaan 2025, Cumar Cabdulqaadir Cartan, waxa uu uga mahadceliyay guusha uu usoo hoyiyay Dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Garsooraha Kubadda Cagta ee sanadkaan ugu wanaagsan in uu Cumar Cartan ku noqday howlihii adkaa uu qabtay, waxa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104565,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,84,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104564"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104564"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104564\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104568,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104564\/revisions\/104568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104564"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104564"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104564"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}