{"id":104530,"date":"2025-11-22T05:27:26","date_gmt":"2025-11-22T05:27:26","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104530"},"modified":"2025-11-22T05:27:26","modified_gmt":"2025-11-22T05:27:26","slug":"dg-galmudug-oo-sheegtay-in-ay-ka-goan-tahay-horumarinta-nidaamaka-waxbarashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dg-galmudug-oo-sheegtay-in-ay-ka-goan-tahay-horumarinta-nidaamaka-waxbarashada\/","title":{"rendered":"DG Galmudug oo sheegtay in ay ka go\u2019an tahay horumarinta nidaamaka Waxbarashada"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha &amp; Tacliinta Sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Dhoore ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay ka shaqeyneyso kor u qaadista tayada Waxbarashada si loo xoojiyo nidaamka lagu dhisayo Bulshada.<\/p>\n<p>Wasiir Dhoore ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Dowlad-Goboleedka ay ogsoon tahay duruufaha ku hareereysan dhinaca Macallimiinta iyo Waxbarashada sidaas awgeed ay ka shaqeynayaan sidii xal loogu heli lahaa caqabadahaas jira.<\/p>\n<p>Isaga oo ka hadlay Munaasabad lagu maamuusayay Maalinta Macallinka Soomaaliyeed ee 21ka Nofeembar oo lagu qabtay Dowlad-Goboleedka Galmudug waxa uu soo jeediyay in xoogga la saaro dhisidda mustaqbalka Jiilka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha &amp; Tacliinta Sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug, Maxamed Xaashi Dhoore ayaa sheegay in Wasaaraddiisu ay ka shaqeyneyso kor u qaadista tayada Waxbarashada si loo xoojiyo nidaamka lagu dhisayo Bulshada. Wasiir Dhoore ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Dowlad-Goboleedka ay ogsoon tahay duruufaha ku hareereysan dhinaca Macallimiinta iyo Waxbarashada sidaas awgeed ay ka shaqeynayaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104531,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[80,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104530"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104530"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104530\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104532,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104530\/revisions\/104532"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104531"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104530"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104530"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104530"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}