{"id":104516,"date":"2025-11-21T07:22:13","date_gmt":"2025-11-21T07:22:13","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104516"},"modified":"2025-11-21T07:22:13","modified_gmt":"2025-11-21T07:22:13","slug":"soomaaliya-oo-ka-qaybgalaysa-meertada-34aad-ee-hayadda-caalamiga-ah-ee-badaha-imo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-oo-ka-qaybgalaysa-meertada-34aad-ee-hayadda-caalamiga-ah-ee-badaha-imo\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qaybgalaysa meertada 34aad ee hay\u2019adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO)"},"content":{"rendered":"<p>Soomaaliya ayaa lagu casuumay shirka meertada 34aad ee Golaha Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Badaha loona soo gaabiyo IMO oo ka dhacay Boqortooyada Ingiriiska, wafdi ka socda Dowladda Federaalka ayaa u safray dalkaas.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa hoggaaminayo wafdigaan, waxaana uu sheegay in kulankaan uu muhiim u yahay Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur waxa uu ku sheegay in rajo fiican ay ka muujinayaan miradhalka kulankaan isla markaana doorkooda ka qaadan doonnaan doodaha &amp; aragti is dhaafsiga.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxaan maanta hoggaaminayaa wafdi u ambabaxay Boqortooyada Ingiriiska, halkaas oo aan kaga qeyb galeyno meertada 34-aad ee Golaha Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Badaha (IMO). Safarkan wuxuu fursad u yahay in aan ku matalno dalka, korna ugu qaadno danaha iyo aragtida Soomaaliya ee ku saabsan nabadgelyada, badbaadada iyo horumarinta howlaha badda caalamiga ah,\u201d<\/em><\/strong> Ayuu yiri Wasiirka Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda XFS, Cabdulqaadir Maxamed Nuur.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxaan rajeynayaa in kulankani uu noqdo mid miro-dhal ah oo kor u qaada kaalinta Soomaaliya ee howlaha IMO.\u201d<\/em><\/strong> Ayuu qoraalkiisa kusoo gabagabeeyay Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya ayaa lagu casuumay shirka meertada 34aad ee Golaha Hay\u2019adda Caalamiga ah ee Badaha loona soo gaabiyo IMO oo ka dhacay Boqortooyada Ingiriiska, wafdi ka socda Dowladda Federaalka ayaa u safray dalkaas. Wasiirka Wasaaradda Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa hoggaaminayo wafdigaan, waxaana uu sheegay in kulankaan uu muhiim u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104517,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104516"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104516"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104516\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104518,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104516\/revisions\/104518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104517"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104516"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104516"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104516"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}