{"id":104493,"date":"2025-11-20T11:24:32","date_gmt":"2025-11-20T11:24:32","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104493"},"modified":"2025-11-20T11:24:32","modified_gmt":"2025-11-20T11:24:32","slug":"maxaa-looga-hadlay-kulan-golaha-wasiirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxaa-looga-hadlay-kulan-golaha-wasiirada\/","title":{"rendered":"Maxaa looga hadlay kulan Golaha Wasiirada?"},"content":{"rendered":"<p>Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirrada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay Xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dagaalka AS iyo sare u qaadida dhaqaalaha dalka.<\/p>\n<p>Shirka oo uu guddoomiyay Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu ansixiyay heshiis iskaashi oo dhexmaray Soomaaliya iyo Rwanda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Golaha ayaa ansixiyay in hindise Sharciyeedka Reebidda Naafeynta Xubinta Taranka Dhedigga iyo Istiraatiijiyadda Qaran ee Haweenka Nabadda iyo Amniga.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale lagu soo hadal qaaday xaaladda bini\u2019aadantinimo ee sii xumaanaysa, iyadoo lagu sheegay in <strong>4.4 milyan oo qof<\/strong> ay u baahan yihiin gargaar abaareed, waxaana Ra\u2019iisul Wasaare Barre uu amray hay\u2019adaha dowladda inay dardargeliyaan dadaallada gurmadka degdegga ah si looga hortago sii xumida xaaladda.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Wasiirrada ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay Xaaladda guud ee dalka gaar ahaan dagaalka AS iyo sare u qaadida dhaqaalaha dalka. Shirka oo uu guddoomiyay Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu ansixiyay heshiis iskaashi oo dhexmaray Soomaaliya iyo Rwanda. Sidoo kale, Golaha ayaa ansixiyay in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104494,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104493"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104495,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104493\/revisions\/104495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104494"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}