{"id":104478,"date":"2025-11-20T05:49:25","date_gmt":"2025-11-20T05:49:25","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104478"},"modified":"2025-11-20T07:13:11","modified_gmt":"2025-11-20T07:13:11","slug":"turkiga-oo-rajo-ka-muujiyay-wada-hadallada-ukraine-iyo-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/turkiga-oo-rajo-ka-muujiyay-wada-hadallada-ukraine-iyo-ruushka\/","title":{"rendered":"Turkiga oo rajo ka muujiyay wada hadallada Ukraine iyo Ruushka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in wadahadallada u dhaxeeya dalalka Ruushka iyo Ukraine ay meel fiican marayaan, isla markaasna rejo laga qabo in lagu guulleystaan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Turkigu diyaar u yahay inuu mar walba la fariisto Ruushka si loo helo xabbad-joojin degdeg ah iyo nabad waarta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky oo Ankara kula kulmay Erdogan ayaa dhankiisa sheegay inuu kalsooni ku qabo dhexdhexaadinta Turkiga.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale rajo ka muujiyay in dib loo bilaabo is-weydaarsiga maxaabiista kahor dhammaadka sanadkan, arrintaasi oo Turkiga dhexdhexaadinayo.<\/p>\n<p>Kulanka Madaxweyneyaasha Turkiga iyo Ukraine ayaa ku soo aadaya xilli dunida ku baaqeyso in la soo afjaro dagaalka Ruushka ku soo qaaday Ukraine.<\/p>\n<p>Bishii July ee sannadkan ayay Turkiga ku kulmeen Madax ka kala socda dalalka Ruushka iyo Ukraine, iyadoo la isku afgartay in ay sii socdaan wada hadallada.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in wadahadallada u dhaxeeya dalalka Ruushka iyo Ukraine ay meel fiican marayaan, isla markaasna rejo laga qabo in lagu guulleystaan. Wuxuu sheegay in Turkigu diyaar u yahay inuu mar walba la fariisto Ruushka si loo helo xabbad-joojin degdeg ah iyo nabad waarta. Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky oo Ankara&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104479,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104478"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104478"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104484,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104478\/revisions\/104484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}