{"id":104317,"date":"2025-11-15T19:49:45","date_gmt":"2025-11-15T19:49:45","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104317"},"modified":"2025-11-15T19:49:45","modified_gmt":"2025-11-15T19:49:45","slug":"xamsa-cabdi-barre-oo-noqday-raiisul-wasaarihii-ugu-xilhaynta-dheeraa-ee-dalka-soo-maray-burburka-kaddib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xamsa-cabdi-barre-oo-noqday-raiisul-wasaarihii-ugu-xilhaynta-dheeraa-ee-dalka-soo-maray-burburka-kaddib\/","title":{"rendered":"Xamsa Cabdi Barre oo noqday Ra\u2019iisul Wasaarihii ugu xilhaynta dheeraa ee Dalka soo maray burburka kaddib"},"content":{"rendered":"<p>Xamsa Cabdi Barre oo ah Ra\u2019iisul Wasaaraha 21aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo la magacaabay 26kii June sanadkii 2022, ayaa noqday Ra\u2019iisul Wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee burburka dalka kaddib xilkaan haya lana shaqeeya Madaxweynaha Magacaabay.<\/p>\n<p>Waxaa horay xilhaynta waqtiga dheer hayay Ra\u2019iisul Wasaarihii 19aad ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo xilka Wasiirka koowaad ee Xukuumadda Federaalka hayay Febaraayo 2017 ilaa June 2020, wadarta uu xilka hayay waa 3 sano &amp; 4 Bil.<\/p>\n<p>Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiska Wasiirka 1aad ee Xukuumadda Federaalka ah 3 sano iyo 5 bil waxa uu sidaasi ku galay diiwaanka Ra\u2019iisul Wasaaraha ugu xilhaynta dheer ee Dalka soo maray tan iyo dowlad-dhiska Jamhuuriyadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inta badan waxyaabaha koobay ama yareeyay xilhaynta Ra\u2019iisul Wasaareyaashii dalka soo maray iyo Madaxweyneyaashii Magacaabay waa Khilaafaadka soo kala dhexgala, taasi waxaa ka dhallan jiray in Madaxweynuhu uu soo maro 3 Ra\u2019iisul Wasaare.<\/p>\n<p>Kol hore oo Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre wax laga weydiiyay wadashaqaynta kala dhaxeysa Madaxweynaha 10aad ee JFS ee u magacaabay Xilkaan waxa uu ku sheegay in uu yahay mid wanaagsan isla markaana si wadajir ah uwada shaqeeya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xamsa Cabdi Barre oo ah Ra\u2019iisul Wasaaraha 21aad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo la magacaabay 26kii June sanadkii 2022, ayaa noqday Ra\u2019iisul Wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee burburka dalka kaddib xilkaan haya lana shaqeeya Madaxweynaha Magacaabay. Waxaa horay xilhaynta waqtiga dheer hayay Ra\u2019iisul Wasaarihii 19aad ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo xilka Wasiirka koowaad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":101254,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104317"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104325,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104317\/revisions\/104325"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/101254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}