{"id":104096,"date":"2025-11-08T16:10:25","date_gmt":"2025-11-08T16:10:25","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104096"},"modified":"2025-11-08T16:12:27","modified_gmt":"2025-11-08T16:12:27","slug":"ukraine-in-ka-badan-1400-muwaadiniin-afrikaan-ah-oo-dagaallamaya-dhinaca-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ukraine-in-ka-badan-1400-muwaadiniin-afrikaan-ah-oo-dagaallamaya-dhinaca-ruushka\/","title":{"rendered":"Ukraine &#8220;In ka badan 1,400 muwaadiniin Afrikaan ah ayaa ka dagaallamaya Ruushka&#8221; \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in ka badan 1,400 qof oo u dhashay 36 dal oo Afrikaan ah ay ka barbar dagaalamayaan Ciidanka Ruushka ee ku sugan gudaha dalkaasi.<\/p>\n<p>Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Ukraine, Andriy Sybiha ayaa sheegay in Ruushku uu kireysto dagaalyahanno ajnabi ah oo ku jiraan dad ka soo jeeda dalalka Afrika, isagoo ku soo jiidata dhaqaale.<\/p>\n<p>Wuxuu ku baaqay in dowladaha Afrika ay digniin siiyaan muwaadiniintooda.<\/p>\n<p>Sybiha ayaa sheegay in ajaaniibta lagu qoro ciidanka Ruushka badankood la diro dagaallada loo yaqaan \u201cmeat assaults\u201d oo ay si degdeg ah ugu dhintaan.<\/p>\n<p>Dowladda Koonfur Afrika ayaa sheegtay inay baarayso sida 17 muwaadin dalkaasi oo ku biirey calooshood u shaqeysteyaasha dalka Ruushka, iyagoo dalbanaya in loo celiyo wadankooda.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Kenya ayaa bishii hore sheegtay in qaar ka mid ah muwaadiniinteeda lagu xiray xeryo ciidan oo ku yaalla Ruushka, kadib markii ay si ay kaga dhaga adeegeen jaceylka.<\/p>\n<p>Ukraine ayaa sheegtay in tirada dhabta ah ee Afrikaan lagu qoro ciidanka Ruushka ay ka badan karto 1,436 qof, islamarkaana inta badan lagu qabtay dagaalkoodii ugu horreeyay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ukraine ayaa sheegtay in ka badan 1,400 qof oo u dhashay 36 dal oo Afrikaan ah ay ka barbar dagaalamayaan Ciidanka Ruushka ee ku sugan gudaha dalkaasi. Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Ukraine, Andriy Sybiha ayaa sheegay in Ruushku uu kireysto dagaalyahanno ajnabi ah oo ku jiraan dad ka soo jeeda dalalka Afrika, isagoo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104099,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104096"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104096"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104098,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104096\/revisions\/104098"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104099"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}