{"id":104091,"date":"2025-11-08T12:12:11","date_gmt":"2025-11-08T12:12:11","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104091"},"modified":"2025-11-08T12:12:11","modified_gmt":"2025-11-08T12:12:11","slug":"puntland-oo-shaacisay-in-abaar-daran-ka-jirto-deegaannada-maamulkaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/puntland-oo-shaacisay-in-abaar-daran-ka-jirto-deegaannada-maamulkaasi\/","title":{"rendered":"Puntland oo shaacisay in abaar daran ka jirto deegaannada Maamulkaasi"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in deegaannada Maamulkaasi ay ka jirto xaalad abaareed daran oo u baahan gargaar degdeg ah, isla markaasna ay saameysay dad ka badan hal milyan oo qof.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad goboleedkaasi ayaa lagu sheegay in abaarta ay si gaar ah ah uga jirto <\/span><span style=\"font-size: medium;\">gobollada <\/span><span style=\"font-size: medium;\">Mudug, Nugaal, Sool, Cayn, Sanaag, Haylaan, Bari, Karkaar, iyo Raasicsayr.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, Puntland ayaa tilmaamtay aan la helin roob badan mudada labadii sano ee la soo dhaafay, waxaana laga cabsi qabaa in abaartu sababto biyo iyo cunto yari.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Warbixinaha la helay waxay muujinayaan in in ka badan <\/span><span style=\"font-size: medium;\">310,770 carruur ah oo da\u2019doodu ka yar tahay 5 sano<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> ay la ildaran yihiin <\/span><span style=\"font-size: medium;\">nafaqo-darro<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> guud ahaan Puntland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Dhinaca kale, Madaxweyne ku xigeenka Puntland,<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> Ilyas Osman Lugatoor <\/span><span style=\"font-size: medium;\">ayaa Hay\u2019addaha Caalamiga iyo kuwa maxaliga ee deegaannada Maamulkaasi ugu baaqay in ay ka soo qeyb galaan kulan degdeg ah oo looga hadlayo wax ka qabashada abaarta daran ee ka jirta Puntland.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium;\">Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka Puntland oo ku qoran Luuqadda Ingiriiska<\/span><\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/577388862_1382349986580673_5882236382844921109_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=u-ktA8zpzyYQ7kNvwGYPTZV&amp;_nc_oc=AdnSegBcSmUTaPhik2cQoMZDfTZ0joub7O2cGcdjYxMRF5QtvIrMAMLOV5kfH9WcTC0&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=mtUAueyxGV3TPJASoTsWBg&amp;oh=00_AfinbIQVhm7W2Pk83oydNAK2ES7Uzba-ymFf-hPJwfsUDw&amp;oe=69150A8A\" alt=\"May be an image of text\" width=\"1125\" height=\"1592\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/577824389_1382350023247336_52223720415616226_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=QeKIy0MKj-gQ7kNvwEgf3pY&amp;_nc_oc=AdnN_T6OT6OSmK80ERNKhFG4ewNsahcLc3JgQh9XhhNL3mz5KwpeUXIiaU6a0oALBHQ&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=mtUAueyxGV3TPJASoTsWBg&amp;oh=00_AfilN6nxLbBZ3WJ-4NkMBXSRVBoAHudGI8wXGs-OdZ1x5g&amp;oe=69150E27\" alt=\"May be an image of text\" width=\"1120\" height=\"1584\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku dhawaaqay in deegaannada Maamulkaasi ay ka jirto xaalad abaareed daran oo u baahan gargaar degdeg ah, isla markaasna ay saameysay dad ka badan hal milyan oo qof. War-saxaafadeed ka soo baxay Dowlad goboleedkaasi ayaa lagu sheegay in abaarta ay si gaar ah ah uga jirto gobollada Mudug, Nugaal, Sool, Cayn,&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104092,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104091"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104091"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104091\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104093,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104091\/revisions\/104093"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104092"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104091"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104091"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104091"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}