{"id":104074,"date":"2025-11-08T07:21:46","date_gmt":"2025-11-08T07:21:46","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104074"},"modified":"2025-11-08T07:21:46","modified_gmt":"2025-11-08T07:21:46","slug":"soomaaliya-oo-ka-qaybgashay-shir-looga-hadlay-cimillada-oo-ka-dhacay-brazil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/soomaaliya-oo-ka-qaybgashay-shir-looga-hadlay-cimillada-oo-ka-dhacay-brazil\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ka qaybgashay shir looga hadlay Cimillada oo ka dhacay Brazil"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qaybgalay shirka caalamiga ah ee cimillada (COP30) ee lagu qabtay Magaalada Belem ee Dalka Brazil Koofurta Ameerika.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/577916316_1364065722426697_3621914663902577430_n.jpg?_nc_cat=107&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=IJbLnu5RdCIQ7kNvwF2TXMp&amp;_nc_oc=AdmyBE4VH_Hconh92E3wrX9E2y166F4mK3bR0jGjP7JeOlgiSWQd1YhRQuDS_ZGb0bE&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=H-he3MgrVdrsfQ1xFKr8IA&amp;oh=00_AfhwTkKs35GXr8YPctOwpgltcnAa65mXlV10VCezu8xqrw&amp;oe=6914DCEF\" alt=\"May be an image of one or more people and text that says 'BRASILCOP3OAMAZONIA BELEM BELEM2025 BEL M 2025 BEL\u00c9M CLIMATE SUMMIT'\" \/><\/p>\n<p>Saalax Axmed Jaamac oo khudbad ka jeediyay shirkaas ayaa sheegay in Soomaaliya ay kamid tahay Dalalka xoogga saaraya wax ka qabashada aafooyinka ka dhasha isbaddelka Cimillada una baahan tahay in laga caawiyo waxyaabaha ay u baahan tahay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/575203453_1364065755760027_3676370083415873995_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=PFPkKT4TLlcQ7kNvwEXmXrs&amp;_nc_oc=Adln-JoltuG07ey8uO8l3-v7Zv8shMiyPbzNRNcc1UEmnUAOJxU20V5ARVrah5mDaKU&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=Sarwe-4AcX7uJoYqGvbfLA&amp;oh=00_AfiBR-xtW1LqWO1uiMOpfJCcg0tKagFkPasCvJGi6lnc-A&amp;oe=6914BB8B\" alt=\"May be an image of one or more people, dais, newsroom and text\" \/><\/p>\n<p>Wadajir ayuu ku baaqay in loogu istaago wax ka qabashada dhibaatooyinka laga dhaxlay Cimillada si gaar ah dalalka aanay awoodin maaraynta aafooyinkaas oo saamayn taban ku reebay sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/576924193_1364065735760029_585805175182195644_n.jpg?_nc_cat=105&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=fpR3PR9murMQ7kNvwHfHobZ&amp;_nc_oc=AdkTO-qssgx_qfeoarDLkQGo3VtQCYw8_XkL2CmWSpTM5E_aNiDfCkVVhduA8BdsQhE&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=ODtekeVlzqvoAQi7C_b2Rw&amp;oh=00_AfgBZpwI1XioO60raCCRpJtPsCIRTYYoFArqVXg44q8hrQ&amp;oe=6914DB9F\" alt=\"May be an image of dais and text that says 'EM. MATE MIT BEL\u00c9M BRASIL IL CLIMATE SUMMIT COP30|BEL\u00c9M COP30 BEL\u00c9M BRASIL BRASILCLIMATE CLIMATE AMAZONIA AMACON Mteaa CONI SUMMIT'\" \/><\/p>\n<p>Waxyaabaha ka dhasha Isbaddelka Cimillada waxaa kamid ah Abaaraha, fatahaadaha iyo kuwo kale oo intooda badan saamaynta ugu weyn ku reebo dadka ku sugan Miyiga oo isugu jira Xoolo dhaqato iyo beeralay sida warbixinnada lasoo saaray lagu sheegay.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qaybgalay shirka caalamiga ah ee cimillada (COP30) ee lagu qabtay Magaalada Belem ee Dalka Brazil Koofurta Ameerika. Saalax Axmed Jaamac oo khudbad ka jeediyay shirkaas ayaa sheegay in Soomaaliya ay kamid tahay Dalalka xoogga saaraya wax ka qabashada aafooyinka ka dhasha isbaddelka Cimillada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104075,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104074"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104076,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104074\/revisions\/104076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}