{"id":104062,"date":"2025-11-07T08:04:58","date_gmt":"2025-11-07T08:04:58","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104062"},"modified":"2025-11-07T08:04:58","modified_gmt":"2025-11-07T08:04:58","slug":"wasiir-cali-xaaji-hooyada-ku-hor-foolatay-isbitaalka-banaadir-waa-kiis-dhacay-26ka-oktoobar-waxa-aan-samayn-doonnaa-guddi-baara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-cali-xaaji-hooyada-ku-hor-foolatay-isbitaalka-banaadir-waa-kiis-dhacay-26ka-oktoobar-waxa-aan-samayn-doonnaa-guddi-baara\/","title":{"rendered":"Wasiir Cali Xaaji \u201cHooyada ku hor foolatay Isbitaalka Banaadir waa kiis dhacay 26ka Oktoobar, waxa aan samayn doonnaa guddi baara\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo Warbaahinta kula hadlay Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ayaa faah-faahin ka bixiyay natiijada kasoo baxday baarista kiiska Hooyada ku hor foolatay afaafka hore ee Isbitaalkaas.<\/p>\n<p>DR Cali Xaaji ayaa sheegay in kiiskaan uu dhacay 26kii Bishii dhowaan dhammaatay ee Oktoobar, waxa uu tilmaamay Hooyadaas oo aan billo dhammaysay isla markaana u baahatay daryeel dheeraad ah sidaas darteed loo wareejiyay goobaha caafimaad ee kale.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegay in waxa dhacay ay ahayd mas\u2019uuliyad darro loo baahan yahay in lagula xisaabtamo cid weliba oo leh mas\u2019uuliyaddaas, waxa uu intaas ku daray Xeer ilaalinta &amp; Laanta baarista Booliiska C.I.D. in ay kala kaashanayaan arrintaan.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxa aan u caddaynayaa Ummadda Soomaaliyeed in uusan kiiskaan xalay ahayn oo uu dhacay 26kii bishii hore, waxa aan soo xaqiiqsanay in aan wax lacag ah lagu xujayn, maamulka Isbitaalka &amp; shaqaalaha waxa ay inoo sheegeen in Hooyada Uurka leh canugeedu uu yahay billo dhiman, waxa aan samayn doonnaa guddi baara innaga oo kaashanaynaa Xeer ilaalinta &amp; Dambi baarista C.I.D. si loola xisaabtamo cid weliba oo ku lug yeelata qaladka halkaas ka dhacay\u201d<\/em><\/strong> \u00a0ayuu yiri Wasiirka Caafimaadka XFS, Dr Cali Xaaji Aadan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadan oo Warbaahinta kula hadlay Isbitaalka Hooyada iyo dhallaanka ee Banaadir ayaa faah-faahin ka bixiyay natiijada kasoo baxday baarista kiiska Hooyada ku hor foolatay afaafka hore ee Isbitaalkaas. DR Cali Xaaji ayaa sheegay in kiiskaan uu dhacay 26kii Bishii dhowaan dhammaatay ee Oktoobar, waxa uu tilmaamay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104063,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104062"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104062"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104064,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104062\/revisions\/104064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}