{"id":104028,"date":"2025-11-06T13:46:01","date_gmt":"2025-11-06T13:46:01","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=104028"},"modified":"2025-11-06T14:42:28","modified_gmt":"2025-11-06T14:42:28","slug":"golaha-wasiiradda-puntland-oo-soo-saarey-goaanno-hor-imaanaya-nidaamka-e-visa-iyo-kaarka-nira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/golaha-wasiiradda-puntland-oo-soo-saarey-goaanno-hor-imaanaya-nidaamka-e-visa-iyo-kaarka-nira\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiiradda Puntland oo soo saarey go&#8217;aanno ka hor imaanaya Nidaamka E-visa iyo Kaarka NIRA"},"content":{"rendered":"<p>Shirka Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Puntland oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta looga hadlay arrimo la xiriira amniga iyo nidaamka socdaalka ee deegaannada Puntland.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrada ayaa go\u2019aamiyay in ruqsadda gelitaanka iyo socdaalka ee dadka Ajanabiga ah ay bixiso Wasaaradda Amniga gudaha ee deegaannada Maamulkaasi.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa si toos ah uga hor imaanaya nidaamka E-Visa ee ay hirgelisay Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Golaha Wasiirrada Puntland ayaa ku dhawaaqay in la hawlgelin doono Hay\u2019adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Puntland (PID), taas oo si rasmi ah u shaqo bilaabi doonta 1-da Janaayo 2026.<\/p>\n<p>Qoddobkani ayaa ka hor imaanaya Hay\u2019adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo ay maamusho Dowladda Federaalka, isla markaasna si toos ah u diiwaan galiya Muwadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Puntland oo uu guddoomiyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta looga hadlay arrimo la xiriira amniga iyo nidaamka socdaalka ee deegaannada Puntland. Golaha Wasiirrada ayaa go\u2019aamiyay in ruqsadda gelitaanka iyo socdaalka ee dadka Ajanabiga ah ay bixiso Wasaaradda Amniga gudaha ee deegaannada Maamulkaasi. Go\u2019aankan ayaa si toos&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":104029,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104028"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=104028"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104028\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":104034,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/104028\/revisions\/104034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/104029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=104028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=104028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=104028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}