{"id":103842,"date":"2025-11-01T05:32:42","date_gmt":"2025-11-01T05:32:42","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=103842"},"modified":"2025-11-01T05:32:42","modified_gmt":"2025-11-01T05:32:42","slug":"maxay-yihiin-ciidamada-cusub-ee-lagu-wareejiyay-amniga-magaalada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxay-yihiin-ciidamada-cusub-ee-lagu-wareejiyay-amniga-magaalada-garoowe\/","title":{"rendered":"Maxay yihiin ciidamada cusub ee lagu wareejiyay Amniga Magaalada Garoowe?"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ciidamo cusub ku wareejiyay adkaynta amniga Magaalada Caasimadda u ah ee Garoowe, ciidankaan oo ah Booliis dhowaan tababar gaar ah soo dhammaystay si ay wax uga qabtaan falalka amniga liddiga ku ah.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidanka Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa kulan gaar ah la yeeshay ciidamada laga wareejinayo sugidda amniga Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal isaga oo sheegay in qudhooda tababar aqoon kororsi ah la siin doonno.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa bogaadiyay ciidankaan cusub, waxa uu sheegay in uusan ka hor dhacayn waxqabadkooda, aqoontooda iyo sida ay wax u qabanayaan sida uu yiri.<\/p>\n<p>Puntland ayaa tababar siisay ciidamo cusub oo ku biiraya Booliiska Dowlad-Goboleedkaas kuwaas oo tababarkooda la sheegay in uu la jaanqaadayo isbaddelka dhinaca Teknoolajiyadda si ay ciidamadaas uga hortagaan fal-dambiyeedka ka dhici kara.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa ciidamo cusub ku wareejiyay adkaynta amniga Magaalada Caasimadda u ah ee Garoowe, ciidankaan oo ah Booliis dhowaan tababar gaar ah soo dhammaystay si ay wax uga qabtaan falalka amniga liddiga ku ah. Taliyaha ciidanka Booliiska Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa kulan gaar ah la yeeshay ciidamada laga wareejinayo sugidda amniga Magaalada Garoowe ee Gobolka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":15944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103842"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=103842"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":103843,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103842\/revisions\/103843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/15944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=103842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=103842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=103842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}