{"id":103748,"date":"2025-10-29T05:13:38","date_gmt":"2025-10-29T05:13:38","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=103748"},"modified":"2025-10-29T05:13:38","modified_gmt":"2025-10-29T05:13:38","slug":"israaiil-oo-weerar-ay-ka-fulisay-gaza-ku-dishay-in-ka-badan-30-qof-xamaas-oo-beenisay-in-ay-jebisay-xabbad-joojinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/israaiil-oo-weerar-ay-ka-fulisay-gaza-ku-dishay-in-ka-badan-30-qof-xamaas-oo-beenisay-in-ay-jebisay-xabbad-joojinta\/","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo weerar ay ka fulisay Gaza ku dishay in ka badan 30 qof &#038; Xamaas oo beenisay in ay jebisay xabbad-joojinta"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Israa\u2019iil ayaa fuliyay duqaymo culus oo ay ku dhinteen in ka badan 30 qof halka ay dhaawacmeen ku dhowaad 100 kale, Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa ku goodiyay in uu dib u billaabayo dagaalka kaddib markii uu Xamaas ku eedeeyay in ay jabisay xabbad-joojinta inkasta oo dhaqdhaqaaqaas uu beeniyay hadalkaas.<\/p>\n<p>Duqaynta Xooggeeda waxa ay ka dhacday Xaafadda Saytuun, waxaana dadka dhibaatadu soo gaartay ay yihiin Dadkii dhowaan dib ugu laabtay Xaafaddaas kaddib markii ay dhaqangashay Xabbad-joojintii lagu saxiixay Magaalada Sharma-Alsheekh ee Jamhuuriyadda Carabta Masar si loosoo afjaro colaaddii socotay labada sanno.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu ayaa Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ka codsaday in uu meesha ka saaro xabbad-joojinta uu gadaal ka riixayo si uu dib ugu laabto dagaalladii dhiigga badan ay ku daadinayeen balse lama sheegin jawaabta uu siinayay Madaxweynaha Maraykanka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Israa\u2019iil ayaa fuliyay duqaymo culus oo ay ku dhinteen in ka badan 30 qof halka ay dhaawacmeen ku dhowaad 100 kale, Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu ayaa ku goodiyay in uu dib u billaabayo dagaalka kaddib markii uu Xamaas ku eedeeyay in ay jabisay xabbad-joojinta inkasta oo dhaqdhaqaaqaas uu beeniyay hadalkaas. Duqaynta Xooggeeda waxa ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":103749,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103748"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=103748"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103748\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":103750,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103748\/revisions\/103750"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/103749"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=103748"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=103748"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=103748"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}