{"id":103743,"date":"2025-10-28T14:34:09","date_gmt":"2025-10-28T14:34:09","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=103743"},"modified":"2025-10-28T14:34:09","modified_gmt":"2025-10-28T14:34:09","slug":"uganda-oo-soomaaliya-u-soo-direysa-ciidamo-kamid-noqon-doona-howlgalka-aussom","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/uganda-oo-soomaaliya-u-soo-direysa-ciidamo-kamid-noqon-doona-howlgalka-aussom\/","title":{"rendered":"Uganda oo Soomaaliya u soo direysa Ciidamo kamid noqon doona Howlgalka AUSSOM"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Uganda, Jeneraal Francis Takirwa, ayaa la hadlay cutubyo ka tirsan Ciidanka Uganda oo dhawaan Imaan doona gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka noqon doona Howlgalka AUSSOM.<\/p>\n<p>Taliyaha oo dardaarmay ciidamada ayaa ugu baaqay in ay mar kasta ilaaliyaan midnimada Afrika Pan Africanism.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Waa in aad ka shaqeysaan Midnimada iyo Anshaha Bulshada Afrika, adinka oo diirada saaraya wadaniyadda iyo ilaalinta danaha dalkiina<\/strong>&#8221; ayuu yiri Jeneraal Francis Takirwa.<\/p>\n<p>Wuxuu xusay in ay u socdaan Soomaaliya, isla markaasna looga baahan yahay in ay xoojiyaan Nabadda kana hortagaan weerarada AS.<\/p>\n<p>Ciidanka Uganda ayaa ah tirada askarta ugu badan howlgalka AUSSOM ee ku sugan gudaha Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Koofurta.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ku xigeenka Ciidanka Dhulka ee Uganda, Jeneraal Francis Takirwa, ayaa la hadlay cutubyo ka tirsan Ciidanka Uganda oo dhawaan Imaan doona gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka noqon doona Howlgalka AUSSOM. Taliyaha oo dardaarmay ciidamada ayaa ugu baaqay in ay mar kasta ilaaliyaan midnimada Afrika Pan Africanism. &#8220;Waa in aad ka shaqeysaan Midnimada iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":103744,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103743"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=103743"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103743\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":103745,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103743\/revisions\/103745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/103744"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=103743"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=103743"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=103743"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}