{"id":103714,"date":"2025-10-27T17:47:32","date_gmt":"2025-10-27T17:47:32","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=103714"},"modified":"2025-10-27T19:50:20","modified_gmt":"2025-10-27T19:50:20","slug":"hayadda-nira-uganda-oo-diiwaan-galineysa-askarta-ka-jooga-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hayadda-nira-uganda-oo-diiwaan-galineysa-askarta-ka-jooga-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda NIRA Uganda oo diiwaan galineysa Askarta ka jooga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka ee Uganda (NIRA) ayaa Muqdisho ka daahfurtay diiwaangalin iyo cusboobeysiin loogu sameynayo Kaarka Aqoonsiga Askarta Uganda ee qeybta ka ah howlagalka AUSSOM.<\/p>\n<p>Ololahan diiwaangelinta iyo cusboonaysiinta oo billaawday 20 bishaan October ayaa socon doona muddo 12 maalmood, waxaana la filayaa in la gaaro 10,000 oo muwaadiniin Ugandhees ah oo isugu jira askar iyo rayid ku sugan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliyaha guud ee ciidamada ATMIS ee Uganda, Lt. Gen. Sam Kavuma, oo ka mid ahaa saraakiisha ka qeyb galay furitaanka, ayaa ku boorriyay dhammaan muwaadiniinta Uganda ee ku sugan Soomaaliya inay ka faa\u2019iidaystaan fursaddan muhiimka ah.<\/p>\n<p>Guud ahaan Uganda waxaa ka socda olole lagu diiwaan galinayo 15.8 milyan oo muwaadiniin ah, kuwaasi oo in ka badan 15 milyan ay yihiin carruur.<\/p>\n<p>Uganda ayaa kamid ah dalalka ay ciidamooda ku sugan yihiin gudaha Soomaaliya, iyagoo qeyb ka ah howlgalka AUSSOM.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Qaranka ee Uganda (NIRA) ayaa Muqdisho ka daahfurtay diiwaangalin iyo cusboobeysiin loogu sameynayo Kaarka Aqoonsiga Askarta Uganda ee qeybta ka ah howlagalka AUSSOM. Ololahan diiwaangelinta iyo cusboonaysiinta oo billaawday 20 bishaan October ayaa socon doona muddo 12 maalmood, waxaana la filayaa in la gaaro 10,000 oo muwaadiniin Ugandhees ah oo isugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":103715,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103714"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=103714"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103714\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":103716,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103714\/revisions\/103716"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/103715"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=103714"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=103714"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=103714"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}