{"id":103688,"date":"2025-10-27T08:10:46","date_gmt":"2025-10-27T08:10:46","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=103688"},"modified":"2025-10-27T08:10:46","modified_gmt":"2025-10-27T08:10:46","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-rwanda-ka-billaabay-kulamo-lagu-xoojinayo-xiriirka-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-rwanda-ka-billaabay-kulamo-lagu-xoojinayo-xiriirka-labada-dal\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Rwanda ka billaabay kulamo lagu xoojinayo xiriirka labada Dal"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali oo booqasho labo maalmood ah uga billaabatay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda ayaa lagu wadaa in uu la kulmo mas\u2019uuliyiinta Dalkaas.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/571208791_1244226187745825_8754201867940003779_n.jpg?_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=RocFMrxRgsgQ7kNvwHpPnB3&amp;_nc_oc=Adn0ZJFLMFkJLgnCCjlFK3ck9kTbQA_HCKgBdr9suxe3pFDPm5QfpUbIg3Iw0GH1Zy8&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=WlTsX8jbTfg2HhSqOTdsZg&amp;oh=00_AffWy_tjjGnGTITV1HRVtCCAQwUi9bcbdJj9buRMtmNyAQ&amp;oe=6904E91F\" alt=\"May be an image of one or more people and text\" \/><\/p>\n<p>Wasiir Cabdisalaam ayaa la filayaa in uu kala hadlo xoojinta iskaashiga labada iyo xiriirka diblumaasi ee muddada fog ka dhaxeeya sida lagu yiri war kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/571372668_1244226344412476_8990441133763581844_n.jpg?stp=cp6_dst-jpg_tt6&amp;_nc_cat=101&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=fAsj-2SBXxYQ7kNvwGfWvMi&amp;_nc_oc=Adnyez_BWPUwv-jT_ZyE71U9sLuIRP6aMxiTdn7n5NSYC1BsP7y-RTdGYbbKo0PCh9w&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=8t8J08osdCrqC6UtCJTC-A&amp;oh=00_AfcUB0y8FkbbZ36ySXRhzAvldh9T3s1Hgt9uvAUWazby-w&amp;oe=69050F11\" alt=\"May be an image of one or more people and suit\" \/><\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Rwanda ayaa wadaaga dhibaatooyinka kasoo gaaray dagaallada sokeeye, waxa ay Muqdisho &amp; Kigali rabaan in ay si wadajir ah oo ku dhisan Iskaashiga ka dhex jira u wajahaan wax ka barashada xaaladihii adkaa ee lasoo maray.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/571181712_1244226107745833_1917283368761421546_n.jpg?_nc_cat=104&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=IUiwNg2SS4YQ7kNvwGIRZcM&amp;_nc_oc=AdnLW6xe66rEQ4jc37sFO1ia4XDmfjihAE_wLh2lOgnPoxmsGfJjCVUgm-NPS9HwXw8&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=TPAvTTYnul4YtSchaf4cpg&amp;oh=00_AfcwBev_ZQ9JzatTWw_Szka6_kYGmjQIanOP2uwIJwqgNg&amp;oe=6904F7B0\" alt=\"May be an image of one or more people and suit\" \/><\/p>\n<p>Rwanda &amp; Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe waxa ay kawada shaqaynayeen iskaashigooda maadaama ay xubno kawada yihiin Dalladda Bulshada Bariga Afrika EAC, waxaana kordhay is dhexgalka mas\u2019uuliyiinta labada Dal.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaam Cabdi Cali oo booqasho labo maalmood ah uga billaabatay Magaalada Kigali ee caasimadda Rwanda ayaa lagu wadaa in uu la kulmo mas\u2019uuliyiinta Dalkaas. Wasiir Cabdisalaam ayaa la filayaa in uu kala hadlo xoojinta iskaashiga labada iyo xiriirka diblumaasi ee muddada fog ka dhaxeeya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":103689,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103688"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=103688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":103690,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103688\/revisions\/103690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/103689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=103688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=103688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=103688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}