{"id":103683,"date":"2025-10-27T05:11:36","date_gmt":"2025-10-27T05:11:36","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=103683"},"modified":"2025-10-27T05:11:36","modified_gmt":"2025-10-27T05:11:36","slug":"diyaaradaha-maraykanka-oo-duqeeyay-saldhigyo-daacish-ay-ku-leedahay-calmiskaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/diyaaradaha-maraykanka-oo-duqeeyay-saldhigyo-daacish-ay-ku-leedahay-calmiskaad\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha Maraykanka oo duqeeyay Saldhigyo Daacish ay ku leedahay Calmiskaad"},"content":{"rendered":"<p>Diyaaradaha Duulliye la\u2019aanta Maraykanka ee Drones-ka ayaa duqaymo culus ka fuliyay Deegaanno hoostaga Buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari Dowlad-Goboleedka Puntland, saraakiil katirsan maamulkaas ayaa sheegay in la dilay xubno sare oo katirsan Daacish.<\/p>\n<p>Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in sirdoonka maamulkaas oo kaashanaya Saaxiibada ka taageerrada weerarrada cirka ah ay heleen xogta xubnaha la beegsaday, kaddib markii lasoo dhammeeyay sahankaasina weerarka culus la fuliyay.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Ciidamada Difaaca Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegay in goobaha la duqeeyay ay joogeen Rag u badan Ajaanib kana mid ah hoggaanka Kooxdaas ee jooga dhulka buuralayda ah ee Gobolka Bari.<\/p>\n<p>Waa duqayntii labaad oo muddo todobaad ah ay ku fuliyeen ciidamada Maraykanka, ma jiro war kasoo baxay Taliska Howlgallada Maraykanka Afrika u qaabilsan ee loosoo gaabiyo AFRICOM oo inta badan weerarrada kaddib soo gudbiya faah-faahinta khasaaraha.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradaha Duulliye la\u2019aanta Maraykanka ee Drones-ka ayaa duqaymo culus ka fuliyay Deegaanno hoostaga Buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari Dowlad-Goboleedka Puntland, saraakiil katirsan maamulkaas ayaa sheegay in la dilay xubno sare oo katirsan Daacish. Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa sheegtay in sirdoonka maamulkaas oo kaashanaya Saaxiibada ka taageerrada weerarrada cirka ah ay heleen xogta xubnaha la beegsaday, kaddib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":96445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103683"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=103683"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103683\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":103684,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103683\/revisions\/103684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/96445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=103683"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=103683"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=103683"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}