{"id":103677,"date":"2025-10-26T12:04:03","date_gmt":"2025-10-26T12:04:03","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=103677"},"modified":"2025-10-26T16:07:20","modified_gmt":"2025-10-26T16:07:20","slug":"itoobiya-oo-sarkaal-ciidan-u-soo-magacowday-qunsiyadda-ay-ku-leedahay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/itoobiya-oo-sarkaal-ciidan-u-soo-magacowday-qunsiyadda-ay-ku-leedahay-garoowe\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo sarkaal ciidan u soo magacowday qunsiyadda ay ku leedahay Garoowe"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka, Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Madaxtooyada Garoowe kula kulmay Qunsulka cusub ee Dowladda Itoobiya u soo magacowday Puntland, Major General Tagesse Lambamo Dimbore.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya Puntland iyo Dowladda Itoobiya, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, ammaanka iyo is-dhaafsiga adeegyada bulshada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-103679\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494577033.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1502\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494577033.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494577033-300x220.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494577033-1024x751.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494577033-768x563.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494577033-1536x1127.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa soo dhoweeyay Qunsulka cusub, isagoo sheegay in Puntland ay diyaar u tahay inay la shaqeyso qunsuliyadda Itoobiya si loo adkeeyo xiriirka derisnimo.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-103680\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494617009.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1698\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494617009.jpg 2048w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494617009-300x249.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494617009-1024x849.jpg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494617009-768x637.jpg 768w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/10\/FB_IMG_1761494617009-1536x1274.jpg 1536w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Itoobiya ayaa laba qunsuliyadood ku leh Magaalooyinka Hargeysa iyo Garoowe, waxaana sannadkii 2024 Dowladda Federaalka Soomaaliya amrtay in la xiro qunsuliyadahaasi maadama uu xumaaday xiriirka labada dal.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Goboleedka, Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Madaxtooyada Garoowe kula kulmay Qunsulka cusub ee Dowladda Itoobiya u soo magacowday Puntland, Major General Tagesse Lambamo Dimbore. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya Puntland iyo Dowladda Itoobiya, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, ammaanka iyo is-dhaafsiga adeegyada bulshada. Madaxweyne Deni ayaa soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":103678,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103677"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=103677"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":103682,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103677\/revisions\/103682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/103678"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=103677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=103677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=103677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}