{"id":103664,"date":"2025-10-26T13:07:49","date_gmt":"2025-10-26T13:07:49","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=103664"},"modified":"2025-10-26T15:56:41","modified_gmt":"2025-10-26T15:56:41","slug":"madaxweynaha-jabbuuti-oo-markii-6-aad-loo-oggolaaday-inuu-tartamo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-jabbuuti-oo-markii-6-aad-loo-oggolaaday-inuu-tartamo\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jabbuuti oo markii 6-aad loo oggolaaday inuu tartamo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo 77 jir ah, ayaa markii lixaad u tartamaya doorashada madaxtinimada ee dhici doonta sanadka 2026.<\/p>\n<p>Geelle, oo xilka haya tan iyo sanadkii 1999, ayaa ah hoggaamiyaha ugu muddada dheer ee dalkaasi soo maro tan iyo madaxbannaanidii Jabuuti.<\/p>\n<p>Dastuurka Jabuuti ayaa hore u dhigayay in qofka madaxweynenimada haya aanu u tartami karin xilka haddii uu dhaafo 75 sano, balse hadda qoddobkaasi ayaa meesha laga saarey,\u00a0sida uu sheegay Guddoomiyaha Baarlamaanka, Dileita Maxamed Dileita, oo u warramay wakaaladda wararka ee AFP.<\/p>\n<p>Geelle ayaa bishii Maay wareysi uu siiyay The Africa Report ku sheegay inuusan weli gaarin go\u2019aan kama dambays ah, balse uu dalkiisa uu la doonayo horumar.<\/p>\n<p>Jabuuti oo ay ku nool yihiin hal milyan oo qof ayaa ah goob istaraatiiji ah maadaama ay ku yaallaan saldhigyo ciidan oo ay leeyihiin dalalka Mareykanka, Faransiiska iyo Shiinaha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo 77 jir ah, ayaa markii lixaad u tartamaya doorashada madaxtinimada ee dhici doonta sanadka 2026. Geelle, oo xilka haya tan iyo sanadkii 1999, ayaa ah hoggaamiyaha ugu muddada dheer ee dalkaasi soo maro tan iyo madaxbannaanidii Jabuuti. Dastuurka Jabuuti ayaa hore u dhigayay in qofka madaxweynenimada haya aanu u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":103665,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103664"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=103664"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103664\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":103675,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103664\/revisions\/103675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/103665"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=103664"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=103664"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=103664"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}