{"id":103634,"date":"2025-10-25T15:12:10","date_gmt":"2025-10-25T14:12:10","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=103634"},"modified":"2025-10-25T20:13:44","modified_gmt":"2025-10-25T19:13:44","slug":"raiisul-wasaare-xamse-oo-warbixin-ka-dhageystay-safiirka-turkiga-iyo-shirkadda-maamusha-garoonka-aadan-cadde","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xamse-oo-warbixin-ka-dhageystay-safiirka-turkiga-iyo-shirkadda-maamusha-garoonka-aadan-cadde\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse oo warbixin ka dhageystay Safiirka Turkiga iyo Shirkadda maamusha Garoonka Aadan Cadde"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Alper Akta\u015f, iyo madaxda Shirkadda Favori oo maamusha Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorshayaasha horumarineed ee shirkadda Favori ay ku wado garoonka, si loo kordhiyo tayada iyo casriyeynta adeegyada ay bixiyaan qeybaha kala duwan ee garoonka.<\/p>\n<p>Madaxda shirkadda ayaa Ra\u2019iisul Wasaaraha u soo bandhigay qorshe lagu hagaajinayo adeegyada garoonka, taas oo ujeeddadeedu tahay in Garoonka Aadan Cabdulle uu noqdo mid la jaanqaada heerarka caalamiga ah.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa Madaxda shirkadda Favori u sheegay in garoonku yahay albaabka ugu weyn ee dalka laga soo galo, sidaas darteedna uu u baahan yahay in la horumariyo adeegyadiisa.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ra\u2019iisul Wasaaruhu wuxuu hoosta ka xariiqay xiriirka qotada dheer ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Turkiga, isagoo uga mahadceliyey Dowladda Turkiga taageerada joogtada ah ee ay siiso Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada dib u dhiska iyo horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la yeeshay Danjiraha Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, Alper Akta\u015f, iyo madaxda Shirkadda Favori oo maamusha Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray qorshayaasha horumarineed ee shirkadda Favori ay ku wado garoonka, si loo kordhiyo tayada iyo casriyeynta adeegyada ay bixiyaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":103635,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103634"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=103634"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103634\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":103636,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/103634\/revisions\/103636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/103635"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=103634"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=103634"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=103634"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}