{"id":102721,"date":"2025-09-29T06:18:49","date_gmt":"2025-09-29T05:18:49","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102721"},"modified":"2025-09-29T06:18:49","modified_gmt":"2025-09-29T05:18:49","slug":"ciidamo-katirsan-macawiisleyda-maxaas-as-oo-ku-dagaalamay-deegaanka-waab-wayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidamo-katirsan-macawiisleyda-maxaas-as-oo-ku-dagaalamay-deegaanka-waab-wayn\/","title":{"rendered":"Ciidamo katirsan Macawiisleyda Maxaas &#038; \u2018AS\u2019 oo ku dagaalamay deegaanka Waab wayn\u200e"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Deegaanka Waab Wayn oo hoostaga Degmada Maxaas ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay Ciidanka Macawiisleyda iyo AS.<\/p>\n<p>Dagaalkaan ayaa yimid kaddib markii ciidamada Macawiisleyda ay weerar ku qaadeen xubno katirsan \u2018AS\u2019 oo isaga kala gudbayay deegaanno hoostaga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan sida ay sheegeen saraakiisha howlgalkaan hoggaaminaysay.<\/p>\n<p>Khasaara dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalkaas inkasta oo aan la baahin tiro sugan, Saraakiisha hoggaaminaysay ciidanka Deegaanka ee Macawiisleyda ayaa sheegay in ay ujeedkii howlgalkaan ay ka lahaayeen oo ah in ay beegsadaan xubnah \u2018AS\u2019 katirsan.<\/p>\n<p>Gobolka Hiiraan waxaa ka socda dhaqdhaqaaq iska soo horjeeda oo ay wadaan Ciidamada Federaalka oo garab ka helaya kuwa deegaanka ee Macawiisleyda kuwaas oo dagaal kala soo horjeeda \u2018AS\u2019 oo gacanta ku haysta deegaanno katirsan Gobolkaas.<\/p>\n<p>La soco wixii kasoo kordha<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Deegaanka Waab Wayn oo hoostaga Degmada Maxaas ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay Ciidanka Macawiisleyda iyo AS. Dagaalkaan ayaa yimid kaddib markii ciidamada Macawiisleyda ay weerar ku qaadeen xubno katirsan \u2018AS\u2019 oo isaga kala gudbayay deegaanno hoostaga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102722,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,256],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102721"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102721"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102721\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102723,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102721\/revisions\/102723"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102722"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102721"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102721"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102721"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}