{"id":102707,"date":"2025-09-28T14:48:17","date_gmt":"2025-09-28T13:48:17","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102707"},"modified":"2025-09-28T14:48:17","modified_gmt":"2025-09-28T13:48:17","slug":"maxaa-looga-hadlay-kulanka-wasiir-fartaag-iyo-danjire-james-swan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxaa-looga-hadlay-kulanka-wasiir-fartaag-iyo-danjire-james-swan\/","title":{"rendered":"Maxaa looga hadlay kulanka Wasiir Fartaag iyo Danjire James Swan?"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Kulanka ayaa looga hadlay arrimo la xiriira amniga iyo iskaashiga ka dhaxeeya hey\u2019adaha Qaramada Midoobay iyo Wasaaradda Amniga, gaar ahaan horumarka laga sameeyey amniga caasimadda, tababarrada ciidanka daraawiishta.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Wasiirka Amniga Gudaha Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa danjiraha warbixin ka siiyay amniga guud ee dalka gaar ahaan sidii ay uga hortageen falalka amniga darro ee xilliyada qaar dhici jiray.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\"><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\">Dhankiisa, Danjire James Swan ayaa sheegay in sii wadi doonaan taageerada iyo iskaashiga ay la leeyihiin hey\u2019adaha amniga dalka, gaar ahaan sidii loo xaqiijin lahaa amniga caasimadda <\/span><\/span><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\">iyo guud ahaan dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: inherit;\"><span style=\"font-size: medium;\">Kulanka ayaa ku soo aadaya xilli xubnaha Mucaaradka dowladda ay maalmihii la soo dhaafay ay dhaqdhaqaaqyo ka wadeen magaalada Muqdisho, iyagoo doonayay in ay dhigaan Bannaanbax.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa la kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay arrimo la xiriira amniga iyo iskaashiga ka dhaxeeya hey\u2019adaha Qaramada Midoobay iyo Wasaaradda Amniga, gaar ahaan horumarka laga sameeyey amniga caasimadda, tababarrada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102708,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102707"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102707"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102707\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102709,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102707\/revisions\/102709"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102708"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102707"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102707"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102707"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}