{"id":102703,"date":"2025-09-28T12:36:59","date_gmt":"2025-09-28T11:36:59","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102703"},"modified":"2025-09-28T12:37:26","modified_gmt":"2025-09-28T11:37:26","slug":"goddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-doorasho-qof-iyo-cod-ah-kala-hadlay-safiirka-uk","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/goddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-doorasho-qof-iyo-cod-ah-kala-hadlay-safiirka-uk\/","title":{"rendered":"Goddoomiyaha Golaha Shacabka oo Doorasho qof iyo cod ah kala hadlay Safiirka UK"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Charles King.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa dhinacyada horumarinta, amniga iyo dhismaha dowladnimada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Danjiraha ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka uga mahadceliyay guulaha laga gaarey dib u eegista Dastuurka iyo ansixinta shuruucda muhiimka ayaa uga mahadceliyay Dowladda Ingiriiska iyo shacabka reer UK taageerada ay mar walba la garab taagan yihiin Soomaaliya, gaar ahaan<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa safiirka uga warbixiyay shaqooyinka Golaha Shacabka iyo horumarka ka socda dalka, waxaana uu xusay in Baarlamaanka Soomaaliya kalfadhiga todobaad uu xooga saari doono dib u eegista iyo dhameystirka dastuurka dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Guddoomiye Aadan Madoobe ayaa caddeeyay sida dowladda Soomaaliya uga go\u2019an tahay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, taas oo shacabka Soomaaliyeed xuquuqdooda dastuuriga dib loogu celinayo si ay madaxdooda si toos ah ugu soo doortaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa kulan gaar ah la yeeshay safiirka Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Charles King. Kulanka ayaa diiradda lagu saarayaa dhinacyada horumarinta, amniga iyo dhismaha dowladnimada. Danjiraha ayaa Guddoomiyaha Golaha Shacabka uga mahadceliyay guulaha laga gaarey dib u eegista Dastuurka iyo ansixinta shuruucda muhiimka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102704,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102703"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102703"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102706,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102703\/revisions\/102706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102704"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}