{"id":102651,"date":"2025-09-26T09:38:20","date_gmt":"2025-09-26T08:38:20","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102651"},"modified":"2025-09-26T09:38:20","modified_gmt":"2025-09-26T08:38:20","slug":"tartanka-kubadda-cagta-ee-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-galabta-furmaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/tartanka-kubadda-cagta-ee-degmooyinka-gobolka-banaadir-oo-galabta-furmaya\/","title":{"rendered":"Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir oo galabta furmaya"},"content":{"rendered":"<p>Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa galabta ka furmaya Garoonka Cayaaraha ee Muqdisho iyada oo lagu daah-furayo Degmooyinka Kaaraan vs Dharkaynley, waxaa ka qaybgalaya mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda iyo bahda Cayaaraha.<\/p>\n<p>Kulanka Daah-furka waxaa ka horrayn doonna hadal jeedinta mas\u2019uuliyiinta iyada oo lagu soo beegay maanta oo jimco ah maadaama inta badan Dadku ay ka nasanayaan Goobaha Waxbarashada iyo Shaqada.<\/p>\n<p>Kaaraan iyo Dharkaynlay ayaa isku qaanad ku jira waa Guruubka A waxaana marka la daah-furo kulankaan galabta kaddib si toos ah maalin weliba loo dheeli doonnaa kulamada kale ee is aragga ah ilaa kasoo dhammaado guud ahaan tartankaan.<\/p>\n<p>Taageerayaasha Kooxaha Degmooyinka ee Gobolka Banaadir ayaa loogu baaqay in ay ilaaliyaan nidaamka isla markaana ka fogaadaan wax weliba oo dhibaato ku noqon kara in ciyaaruhu u qabsoomaan si habsami ah.<\/p>\n<p>Waxa ay Dowladdu diyaarisay Ciidamo Booliis ah gaar ahaan kuwa loogu talagalay kahortagga rabshada si ay uga hortagaan taageerayaasha mararka qaar isku daya in ay gudaha u galaan xeendaabka Garoonka ee Ciyaartoyda ku cayaarayaan.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartanka Kubadda Cagta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa galabta ka furmaya Garoonka Cayaaraha ee Muqdisho iyada oo lagu daah-furayo Degmooyinka Kaaraan vs Dharkaynley, waxaa ka qaybgalaya mas\u2019uuliyiin katirsan Dowladda iyo bahda Cayaaraha. Kulanka Daah-furka waxaa ka horrayn doonna hadal jeedinta mas\u2019uuliyiinta iyada oo lagu soo beegay maanta oo jimco ah maadaama inta badan Dadku ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":42369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,84,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102651"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102652,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102651\/revisions\/102652"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/42369"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}