{"id":102590,"date":"2025-09-24T16:00:10","date_gmt":"2025-09-24T15:00:10","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102590"},"modified":"2025-09-24T16:00:36","modified_gmt":"2025-09-24T15:00:36","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-dagaal-ka-dhacay-afaafka-hore-ee-saldhiga-warta-nabadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-dagaal-ka-dhacay-afaafka-hore-ee-saldhiga-warta-nabadda\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaal ka dhacay Afaafka hore ee Saldhiga Warta Nabadda"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dagaalka ka dhacay Afaafka hore ee Saldhiga Degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Bayaanka dowladda ayaa lagu sheegay in wixii khasaare ah oo ka dhashay dagaalka ay mas\u2019uuliyadiisa qaadan doonaan xubnaha Mucaaradka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><strong>\u201c<\/strong><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><strong>Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay cambaareyneysaa falal liddi ku ah amniga caasimadda oo ay ku dhaqaaqeen xubno siyaasiyiin ah oo doonayey inay xoog kula wareegaan Saldhigga Booliska ee Degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho\u201d<\/strong> ayaa lagu yiri qoraalka Dowladda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Qoraalka oo sii socda ayaa lagu yiri <strong>\u201cDowladda Soomaaliya waxay caddeyneysaa in wixii maanta ka dhacay saldhigga degmada Warta Nabadda ay masuuliyaddiisa qaadayaan xubnihii sida bareerka ah ugu xadgudbay jiritaanka dowladnimada, amniga, kala dambeynta iyo shuruucda dalka\u201d<\/strong><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyn Dowladda ayaa ugu baaqday siyaasiyiinta Mucaaradka in ay joojiyaan khalkhal gelinta amniga, iyadoo tilmaamtay in ay garab taagan tahay ilaalinta Sharciga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka akhriso qoraalka<\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/553403039_1322835296549740_6126191409104982956_n.jpg?_nc_cat=103&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=-bwN-5o7pk0Q7kNvwHZmtRR&amp;_nc_oc=Admbxyfygn0wtcc6a_b47FeWKQeO7c5ldSB1Q4iosgj5IbpRhT6JefsKGvTyrHbalbw&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=TUywGRfIhQ3WKWlVrYRL7g&amp;oh=00_AfYGz6WFwqHh2UlXvZ9CdL6rQVGvC1cD_QD3UWUU8zMWqA&amp;oe=68D9CBDF\" alt=\"May be an image of text\" \/><\/p>\n<p>Dhinaca kale, Xubnaha Mucaaradka ayaa la filayaa in ay shir jaraa&#8217;id ku qabtaan Hoteelka Jazeera ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dagaalka ka dhacay Afaafka hore ee Saldhiga Degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir. Bayaanka dowladda ayaa lagu sheegay in wixii khasaare ah oo ka dhashay dagaalka ay mas\u2019uuliyadiisa qaadan doonaan xubnaha Mucaaradka. \u201cDowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay cambaareyneysaa falal liddi ku ah amniga caasimadda oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102591,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102590"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102590"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102593,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102590\/revisions\/102593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}