{"id":102584,"date":"2025-09-24T14:41:58","date_gmt":"2025-09-24T13:41:58","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102584"},"modified":"2025-09-24T14:42:14","modified_gmt":"2025-09-24T13:42:14","slug":"booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-ku-soo-dhigay-afar-askari-oo-lagu-eedeynayo-in-ay-jirdileen-qof-shacab-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/booliiska-soomaaliya-oo-gacanta-ku-soo-dhigay-afar-askari-oo-lagu-eedeynayo-in-ay-jirdileen-qof-shacab-ah\/","title":{"rendered":"Booliiska Soomaaliya oo gacanta ku soo dhigay askar ku eedeysan in ay jirdileen qof shacab ah."},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Saldhiga Booliiska Degmada Wardhigley.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Taliyaha ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay afar askari oo ku eedeysan in ay jir dileen Axmed Siicow oo kamid ahaa dadka deggan Xaafadda Siinaay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, wuxuu sheegay in dhawaan Maxkamadda la horgeyn doono askartan, lagu soo oogi doono dambi ah waxyeeleynta qof shacab ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Dhinaca kale, Taliye Macalin Mahdi ayaa digniin u diray xubnaha Mucaaradka oo uu ku eedeyay in ay hurinayaan Colaad.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>Wixii warar ah ee ka soo kordha halkaan kala soco<\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Segoe UI Historic, Segoe UI, Helvetica, Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Mustaqbal<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, Macalin Mahdi oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Saldhiga Booliiska Degmada Wardhigley. Taliyaha ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay afar askari oo ku eedeysan in ay jir dileen Axmed Siicow oo kamid ahaa dadka deggan Xaafadda Siinaay. Sidoo kale, wuxuu sheegay in dhawaan Maxkamadda la horgeyn doono askartan, lagu soo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102586,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102584"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102584"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102588,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102584\/revisions\/102588"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102586"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}