{"id":102580,"date":"2025-09-24T12:57:25","date_gmt":"2025-09-24T11:57:25","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102580"},"modified":"2025-09-24T12:57:25","modified_gmt":"2025-09-24T11:57:25","slug":"meydka-saraakiisha-shalay-lagu-dilay-qaraxa-miino-oo-maanta-la-aasayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/meydka-saraakiisha-shalay-lagu-dilay-qaraxa-miino-oo-maanta-la-aasayo\/","title":{"rendered":"Meydka Saraakiisha shalay lagu dilay qaraxa miino oo maanta la aasayo"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Waxaa maanta Salaada Janaasada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari lagula tukaday meydka Saraakiishii ka tirsana ciidanka Puntland ee lagu dilay qarax miino oo ka dhacay deegaanka <span style=\"color: #222222;\">Dhasaan ee degmada Qandala, gobolka Bari.<\/span> <\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka ayaa ka qeyb galay Janaasada oo saraakiisha lagu tukaday oo uu ku jiro taliyihii guutada labaad ee ciidamada Daraawiishta Puntland, Jeneraal <span style=\"color: #222222;\">Axmed Cabdi Qalyare.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #232323;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Janaraal Axmed Qalyare waxa uu kamid ahaa saraakiisha waaya-aragga ah ee ciidamada Dowlad-Goboleedka Puntland hoggaanka u haya, waxa uu lasoo shaqeeyay Dowladdii dhexe ee Dalka maamuli jirtay isaga oo noqday Taliyihii Ciidanka Xoogga ee Gobolka Awdal.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #232323;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Kahor howlgalka Dowlad-Goboleedka Puntland in aysan ka fulin Gobolka Bari waxa uu kaalin wayn ka qaadanayay tababarka iyo diyaarinta ciidamo qaarkood la joogay jiidaha hore ee Dagaalka sida ay sheegeen ilo kala duwan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #232323;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Meydka saraakiisha ayaa la qorsheynaya in lagu aaso magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal, sida ay sheegeen mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamul goboleedka Puntland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta Salaada Janaasada magaalada Boosaaso ee gobolka Bari lagula tukaday meydka Saraakiishii ka tirsana ciidanka Puntland ee lagu dilay qarax miino oo ka dhacay deegaanka Dhasaan ee degmada Qandala, gobolka Bari. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo mas\u2019uuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka ayaa ka qeyb galay Janaasada oo saraakiisha lagu tukaday&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102581,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102580"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102580"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102582,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102580\/revisions\/102582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102581"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}