{"id":102554,"date":"2025-09-23T13:20:58","date_gmt":"2025-09-23T12:20:58","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102554"},"modified":"2025-09-23T13:20:58","modified_gmt":"2025-09-23T12:20:58","slug":"madaxweynaha-galmudug-oo-tababar-u-soo-xiray-ciidamo-qeyb-ka-noqonaya-dagaalka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-galmudug-oo-tababar-u-soo-xiray-ciidamo-qeyb-ka-noqonaya-dagaalka-as\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Galmudug oo tababar u soo xiray ciidamo qeyb ka noqonaya dagaalka AS"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta tababar u soo xiray ciidamo ka mid noqon doono Daraawiishta dowlad goboleedkaasi, kuwaasi oo bilihii la soo dhaafay u socday tababar.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Munaasabad ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Ciidanka ku soo bandhigeen dhoolatus la xiriira cashirradii ay barteen ee la xiriira dhinaca amniga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha DG Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in ciidanka ay qeyb ka qaadan doonaan dagaalka AS iyo sidii looga saari lahaa deegaannada ay kaga sugan yihiin Maamulkaasi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ciidanka ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan ilaalinta iyo xasiloonida Maamulka, si shacabka nabad ugu noolaadaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"color: #080809;\"><span style=\"font-family: Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Mustaqbal<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta tababar u soo xiray ciidamo ka mid noqon doono Daraawiishta dowlad goboleedkaasi, kuwaasi oo bilihii la soo dhaafay u socday tababar. Munaasabad ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa Ciidanka ku soo bandhigeen dhoolatus la xiriira cashirradii ay barteen ee la xiriira dhinaca amniga. Madaxweynaha DG&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102554"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102554"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102556,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102554\/revisions\/102556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}