{"id":102543,"date":"2025-09-23T09:32:41","date_gmt":"2025-09-23T08:32:41","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102543"},"modified":"2025-09-23T09:32:41","modified_gmt":"2025-09-23T08:32:41","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-ka-shiray-sidii-uu-wax-uga-baran-lahaa-guuldarradii-kasoo-gaartay-doorashooyinkii-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xisbiga-kulmiye-oo-ka-shiray-sidii-uu-wax-uga-baran-lahaa-guuldarradii-kasoo-gaartay-doorashooyinkii-somaliland\/","title":{"rendered":"Xisbiga Kulmiye oo ka shiray sidii uu wax uga baran lahaa guuldarradii kasoo gaartay Doorashooyinkii Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Xisbiga muddada dheer Muxaafidka ahaa ee Kulmiye ayaa billaabay shirar la xiriira sidii uu wax uga baran lahaa guuldarradii kasoo gaartay doorashadii ka dhacday Somaliland, waxa uu dib u eegis ku wadaa waxyaabihii u keenay guuldarradaasi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Maxamed Kaahir Axmed ayaa kulan wadatashi ah isugu yeeray xubnaha heerarka kala duwan ee Xisbigaas si loo oddoroso waxna looga barto guuldarrada bannaan-joogga ka dhigtay.<\/p>\n<p>Kulmiye ayaa ku ballamay in uu qaado olole xooggan oo ka dhan ah Xisbiga talada haya ee Waddani oo qudhiisa billaabay in uu sameeyo kulamo uu ku sal adkaynayo awoodda maamul uu la wareegay ee Somaliland.<\/p>\n<p>Meelaha Xisbiga Kulmiye eegayo waxaa kamid ah, Diiwaangelinta codbixiyaasha oo ah halka uu dhibaatada ka dhaxlay Xisbigaas, waxa uu rabaa in Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro culays ku saaro sidii loo hubin lahaa hannaanka lagu diiwaangelinayo Dadka codaynaya.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga muddada dheer Muxaafidka ahaa ee Kulmiye ayaa billaabay shirar la xiriira sidii uu wax uga baran lahaa guuldarradii kasoo gaartay doorashadii ka dhacday Somaliland, waxa uu dib u eegis ku wadaa waxyaabihii u keenay guuldarradaasi. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Maxamed Kaahir Axmed ayaa kulan wadatashi ah isugu yeeray xubnaha heerarka kala duwan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102544,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,76],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102543"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102543"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102545,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102543\/revisions\/102545"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102544"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}