{"id":102533,"date":"2025-09-23T06:37:03","date_gmt":"2025-09-23T05:37:03","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102533"},"modified":"2025-09-23T06:37:03","modified_gmt":"2025-09-23T05:37:03","slug":"ciidanka-llaalada-xeebaha-soomaaliya-oo-dhoollatus-ciidan-la-sameeyay-kuwa-midowga-yurub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-llaalada-xeebaha-soomaaliya-oo-dhoollatus-ciidan-la-sameeyay-kuwa-midowga-yurub\/","title":{"rendered":"Ciidanka llaalada Xeebaha Soomaaliya oo Dhoollatus ciidan la sameeyay kuwa Midowga Yurub"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan kuwa ilaalada Xeebaha Soomaaliya ayaa dhoollatus gaar ah la sameeyay ciidan katirsan kuwa Midowga Yurub ee Atalanta iyada oo bandhiggaas lagu muujiyay awoodda Ciidanka Soomaalida u leeyihiin fulinta howlgallada gaarka ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-102534\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-3.jpeg 960w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-3-768x512.jpeg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p>Inta uu dhoollatuskaan socday waxaa ciidanka la tusiyay qaabka loo qabto Dadka kusoo xadgudba biyaha Dalkooda, waxaa sidoo kale la hubiyay awoodda ay u leeyihiin sidii loo fulin lahaa howlgallada culus ee dhinaca Maraakiibta.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-102535\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-2.jpeg 1080w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-2-300x200.jpeg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-2-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-2-768x512.jpeg 768w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Howlgalka Midowga Yurub ee Biyaha Soomaaliya ayaa bogaadiyay Ciidankaan waajibkoodu yahay ilaalinta Xeebaha Dalka, waxaana uu qiray in ay wax ka qaban karaan dambiyada ka dhaca dhinaca biyaha Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone size-full wp-image-102536\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-4.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-4.jpeg 1080w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-4-300x200.jpeg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-4-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/09\/Dhoollatuska-ciidanka-4-768x512.jpeg 768w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>Midowga Yurub ayaa Soomaaliya ka gacansiiya tababarka iyo dhoollatuska ciidamada ilaalada Xeebaha Dalka si ay uga hortagaan halis weliba oo ka imaan karta kooxaha burcad badeeda ee afduubata Maraakiibta iyo dambi weliba oo halkaas ka dhici kara.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamo katirsan kuwa ilaalada Xeebaha Soomaaliya ayaa dhoollatus gaar ah la sameeyay ciidan katirsan kuwa Midowga Yurub ee Atalanta iyada oo bandhiggaas lagu muujiyay awoodda Ciidanka Soomaalida u leeyihiin fulinta howlgallada gaarka ah. Inta uu dhoollatuskaan socday waxaa ciidanka la tusiyay qaabka loo qabto Dadka kusoo xadgudba biyaha Dalkooda, waxaa sidoo kale la hubiyay awoodda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102537,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102533"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102538,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102533\/revisions\/102538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}