{"id":102518,"date":"2025-09-22T15:27:01","date_gmt":"2025-09-22T14:27:01","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102518"},"modified":"2025-09-22T15:27:01","modified_gmt":"2025-09-22T14:27:01","slug":"guddoonka-golaha-shacguddoonka-golaha-shacabka-oo-dhageystay-warbixin-la-xiriirta-dib-u-eegista-dastuurkaabka-oo-dhageystay-warbixin-la-xiriirta-dib-u-eegista-dastuurka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/guddoonka-golaha-shacguddoonka-golaha-shacabka-oo-dhageystay-warbixin-la-xiriirta-dib-u-eegista-dastuurkaabka-oo-dhageystay-warbixin-la-xiriirta-dib-u-eegista-dastuurka\/","title":{"rendered":"Guddoonka Golaha Shacabka oo dhageystay warbixin la xiriirta dib u eegista Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p>Guddiga la socodka iyo Dib u Eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiga Madaxa-banaan ee dib u Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa maanta kulan ugu uga furmay Magaaladda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kulanka waxaa ka qeyb galay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Cabdullaahi Cumar Abshirow, Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Aqalka Sare, guddoonka labada guddi, habdhowrka iyo sidoo kale xoghayaasha guud ee labada aqal.<\/p>\n<p>Kulanka oo socon doona mudo laba maalmood ah, waxa uu qeyb ka yahay dardargelinta dib-u-eegista iyo dhammaystirka dastuurka, si Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya loogu gudbiyo cutubyada harsan islamarkaana uu uga guto waajibaadkiisa dastuuriga.<\/p>\n<p>Kal-fadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu furmo 29 bishaan aan ku jirno iyadoo kulankaanna uu qayb ka yahay diyaargarowga howlaha Baarlamaanka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga la socodka iyo Dib u Eegista Dastuurka ee Baarlamaanka labadiisa aqal iyo Guddiga Madaxa-banaan ee dib u Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa maanta kulan ugu uga furmay Magaaladda Muqdisho. Kulanka waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102519,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102518"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102518"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102521,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102518\/revisions\/102521"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}