{"id":102512,"date":"2025-09-22T12:54:21","date_gmt":"2025-09-22T11:54:21","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102512"},"modified":"2025-09-22T12:54:21","modified_gmt":"2025-09-22T11:54:21","slug":"madaxweynaha-turkiga-oo-sheegay-in-dalal-badan-ay-aqoonsan-doonaan-falastiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweynaha-turkiga-oo-sheegay-in-dalal-badan-ay-aqoonsan-doonaan-falastiin\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Turkiga oo sheegay in dalal badan ay aqoonsan doonaan Falastiin"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in khudbadda uu ka jeedin doono shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu xooga ku saari doono xasuuqa ka socda Qasa, isagoo dunida u diri doona baaq la xiriira dhibaatada halkaasi ka taagan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Isagoo ka hadlaayey garoonka diyaaradaha ee Ataturk ee magaalada Istanbul ka hor inta uusan u safrin New York, Madaxweyne Erdogan wuxuu <\/span><span style=\"font-size: medium;\">yiri <strong>\u201c<\/strong><\/span><strong><span style=\"font-size: medium;\">Khudbaddayda <\/span><span style=\"font-size: medium;\">waxaan Madaxda Caalamka hortooda ka iftiimin doona Tacadiyada ka jira Qasa iyo dadaalada socda\u201d<\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Erdogan ayaa intaas ku daray in shirka sanadkan uu ka duwanaan doono kuwii hore, maadaama dalal badan ay aqoonsan doonaan dowladda Falastiin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Madaxweynaha Turkiga ayaa sidoo kale kulamo gaar gaar ah la yeelan doona Madaxda dalalka Caalamka ee ka qeyb galaya kulanka Qaramada Midoobay sida Madaxda Mareykanka iyo Suuriya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Wuxuu sheegay in kulamadaan ay yihiin kuwo muhiim ah oo diirada lagu saarayo xaaladda gobolka Bariga Dhexe iyo dhibaatooyinka ay wajahayaan Shacabka Falastiiniyiinta.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium;\">Mustaqbal<\/span><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in khudbadda uu ka jeedin doono shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu xooga ku saari doono xasuuqa ka socda Qasa, isagoo dunida u diri doona baaq la xiriira dhibaatada halkaasi ka taagan. Isagoo ka hadlaayey garoonka diyaaradaha ee Ataturk ee magaalada Istanbul ka hor inta uusan u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102512"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102512"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102512\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102514,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102512\/revisions\/102514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102513"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102512"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102512"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102512"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}