{"id":102393,"date":"2025-09-18T12:39:22","date_gmt":"2025-09-18T11:39:22","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102393"},"modified":"2025-09-18T12:39:22","modified_gmt":"2025-09-18T11:39:22","slug":"xafiiska-xeer-ilaalinta-oo-xukun-ku-riday-haweeney-la-shaqeyn-jirtay-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xafiiska-xeer-ilaalinta-oo-xukun-ku-riday-haweeney-la-shaqeyn-jirtay-as\/","title":{"rendered":"Xafiiska Xeer Ilaalinta oo xukun ku riday haweeney la shaqeyn jirtay AS"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay 16 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo dhan <\/span><span style=\"font-size: medium;\">$20,000<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> ku xukuntay Caasho Macalin Mursal Cali.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">War-saxaafadeed ka soo baxay Xeer Ilaalinta Ciidanka ayaa lagu sheegay in Caasho lagu helay<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> dambiyo culus oo la xiriira <\/span><span style=\"font-size: medium;\">lacaga loo qariyay AS<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> iyo dhaqidda lacag sharci darro ah<\/span><span style=\"font-size: medium;\">.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ayaa sheegay in baaritaannada la horgeeyay maxkamadda lagu caddeeyay in akoonka Caasho Macalin Mursal Cali lagu marsiiyay lacag gaaraysa <\/span><span style=\"font-size: medium;\">$2.12 milyan<\/span><span style=\"font-size: medium;\">, taas oo loo adeegsaday maalgelinta argagixisada, dhaqidda lacag sharci darro ah, iyo fududeynta falal amni darro sida qaraxyo iyo dilal qorshaysan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Maxkamaddu waxay sidoo kale go\u2019aamisay in la baabi\u2019iyo akoonnada ay leedahay, lana wareejiyo hantida ku jirta dowladda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Hoos ka akhriso qoraalka Xeer ilaalinta<\/span><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/549163112_1317247103775226_3008209187401863205_n.jpg?_nc_cat=109&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=833d8c&amp;_nc_ohc=jP3yCvagUesQ7kNvwETGFHJ&amp;_nc_oc=Adklb1ZPrJcM-igS2ZNfy-fimX0yFo_fARnLXjHTVbuDp993UNsJLeNKh9PoLgkKWkM&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=5cHFwDfMREXCSipeei0l9g&amp;oh=00_AfYiIK4wQ8XpX85PQdpM3nttViAuoZCBW3GykVGB6MwlaA&amp;oe=68D1B3E1\" alt=\"May be an image of text\" \/><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay in Maxkamadda Gobolka Banaadir ay 16 sano oo xarig ah iyo ganaax lacageed oo dhan $20,000 ku xukuntay Caasho Macalin Mursal Cali. War-saxaafadeed ka soo baxay Xeer Ilaalinta Ciidanka ayaa lagu sheegay in Caasho lagu helay dambiyo culus oo la xiriira lacaga loo qariyay AS iyo dhaqidda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102394,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102393"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102393"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102393\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102395,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102393\/revisions\/102395"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102394"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102393"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102393"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102393"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}