{"id":102387,"date":"2025-09-18T08:27:36","date_gmt":"2025-09-18T07:27:36","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102387"},"modified":"2025-09-18T08:28:19","modified_gmt":"2025-09-18T07:28:19","slug":"raiisul-wasaare-xamse-jubbaland-ayaa-dhawaan-ka-billaabeyna-diiwaan-galinta-dadweynaha-ee-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raiisul-wasaare-xamse-jubbaland-ayaa-dhawaan-ka-billaabeyna-diiwaan-galinta-dadweynaha-ee-doorashada\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul wasaare Xamse &#8220;Jubbaland ayaa dhawaan ka billaabeyna Diiwaan galinta dadweynaha ee Doorashada&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dhawaan deegaannada Maamulka Jubbaland ay ka billaabi doonaan Diiwaan dadweynaha ee Doorasho qof iyo cod ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Khudbad uu Ra\u2019iisul wasaare Xamse ka jeediyay Magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in dhammaan dowlad goboleedyada dalka ay ka socoto diiwaan galinta dadweynaha Doorashada dowladaha hoose.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Wuxuu sheegay Ra\u2019iisul wasaaraha in Jubbaland oo dhiman dhawaan laga billaabi doono deegaannada Maamulkaasi, si shacabka deegaannadaasi u helaan xaqooda dastuuriga ah.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: medium;\"><b>Jubbaland ayaa dhawaan ka billaabeyna diiwaan galinta Doorasho qof iyo cod ah, si shacabkaasi xaqooda u helaan\u201d<\/b> ayuu yiri Ra\u2019iisul wasaaraha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Hadalka Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa ku soo aadaya xilli Dowladda Soomaaliya ay wado dadaallo bisha October dalka uga dhici laheyd Doorasho qof iyo cod ah oo goleyaasha deegaanka ah.<\/span><\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dhawaan deegaannada Maamulka Jubbaland ay ka billaabi doonaan Diiwaan dadweynaha ee Doorasho qof iyo cod ah. Khudbad uu Ra\u2019iisul wasaare Xamse ka jeediyay Magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay in dhammaan dowlad goboleedyada dalka ay ka socoto diiwaan galinta dadweynaha Doorashada dowladaha hoose. Wuxuu sheegay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102389,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102387"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102387"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102392,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102387\/revisions\/102392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102389"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}