{"id":102378,"date":"2025-09-18T03:36:08","date_gmt":"2025-09-18T02:36:08","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102378"},"modified":"2025-09-18T03:36:08","modified_gmt":"2025-09-18T02:36:08","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-qof-ajanabi-oo-aan-fiiso-wadan-dalka-ma-soo-gali-karo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-xasan-shiikh-qof-ajanabi-oo-aan-fiiso-wadan-dalka-ma-soo-gali-karo\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh &#8220;Qof Ajanabi oo aan Fiiso wadan dalka ma soo gali karo&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay hirgalinta Barnaamijka E-visa ee maalmihii la soo dhaafay bulshada hadal haysay.<\/p>\n<p>Khudbad uu jeediyay Madaxweynaha ayuu ku xusay in dalka u socdo Dijital, isla markaasna is badal lagu sameeyay adeegyo kala duwan oo ay dowladda Federaalka hore u bixin jirtay.<\/p>\n<p><strong>&#8220;Baasaboorka Soomaaliga adiga oo Fiiso heysan dal kale kuma gali kartid, sidaasi si lamid ah ayaa qof Ajanabi ah ama dhalasho ahaan Soomaali ah u imaan karin gudaha dalkeena isagoo aan wado Fiiso&#8221;<\/strong> ayuu yiri Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Hadalka Madaxweynaha ayaa ku soo aadaya xilli 1 bishaan September dalka laga dhaqan galiyay barnaamijka E-visa oo shuruud dadka Ajanabiga uga dhigaya in ay dalka kaliya ku soo gali karaan dal ku galka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa sheegay in ay ka shaqeynayaan sidii loo dhammeystiri lahaa Dastuurka oo gundhig u ah doodaha siyaasiga ah iyo isku dhacyada yimaada.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay hirgalinta Barnaamijka E-visa ee maalmihii la soo dhaafay bulshada hadal haysay. Khudbad uu jeediyay Madaxweynaha ayuu ku xusay in dalka u socdo Dijital, isla markaasna is badal lagu sameeyay adeegyo kala duwan oo ay dowladda Federaalka hore u bixin jirtay. &#8220;Baasaboorka Soomaaliga adiga oo Fiiso&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102379,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102378"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102380,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102378\/revisions\/102380"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}