{"id":102365,"date":"2025-09-17T13:55:44","date_gmt":"2025-09-17T12:55:44","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102365"},"modified":"2025-09-17T13:55:44","modified_gmt":"2025-09-17T12:55:44","slug":"mareykanka-oo-war-ka-soo-saarey-duqeyn-khasaare-dhalisay-oo-ka-dhacday-gobolka-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mareykanka-oo-war-ka-soo-saarey-duqeyn-khasaare-dhalisay-oo-ka-dhacday-gobolka-sanaag\/","title":{"rendered":"Mareykanka oo war ka soo saarey duqeyn khasaare dhalisay oo ka dhacday gobolka Sanaag"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa markii u horreysay ka hadashay duqeyn diyaaradeed oo khasaare kala duwan dhalisay, taasi oo sabtidii ka dhacday deegaan hoos yimaada magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee loo yaqaan <a href=\"https:\/\/www.africom.mil\/pressrelease\/35996\/us-forces-conduct-strikes-targeting-al-shabaab\">AFRICOM<\/a> ayaa lagu sheegay in duqeynta ay ka fuliyeen deegaan u dhow Badhan, iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya<\/p>\n<p><strong>\u201cIyadoo la kaashanayo Dowladda Federaalka Soomaaliya duqeynta waxaan la bartilmaameydsanay ganacsade hub oo ka tirsan Al-Shabaab\u201d<\/strong> ayaa lagu yiri Bayaanka AFRICOM.<\/p>\n<p>Taliska <span style=\"color: #080809;\">AFRICOM ma sheegin magaca shaqsiga ay dileen, balse waxaa hore loo hayay xogta in duqeynta uu ku geeriyooday Nabadoon Cumar Cabdullaahi oo caan ka ahaa gobolka Sanaag.<\/span><\/p>\n<p>AFRICOM ayaa sheegay in iskaashiga ay la leeyihiin Dowladda Federaalka iyo Ciidanka Qaranka Soomaaliya ujeedkiisa yahay in la wiiqo awoodda AS.<\/p>\n<p>Mareykanka oo taageeraya Dowladda Federaalka ayaa duqeymo dhinaca cirka ah ka fuliya deegaannada iyo xarruumaha ay ku sugan yihiin AS iyo Daacish ee ku yaalla dalka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa markii u horreysay ka hadashay duqeyn diyaaradeed oo khasaare kala duwan dhalisay, taasi oo sabtidii ka dhacday deegaan hoos yimaada magaalada Badhan ee gobolka Sanaag. War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee loo yaqaan AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeynta ay ka fuliyeen deegaan u dhow Badhan, iyagoo kaashanaya Dowladda Federaalka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102366,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102365"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102365"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102365\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102367,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102365\/revisions\/102367"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102365"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102365"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102365"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}