{"id":102359,"date":"2025-09-17T13:16:28","date_gmt":"2025-09-17T12:16:28","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102359"},"modified":"2025-09-17T14:07:16","modified_gmt":"2025-09-17T13:07:16","slug":"wasiir-fiqi-heshiiska-difaaca-ee-turkiga-wuxuu-noo-sahlay-diyaarado-iyo-gaadiid-gaashaaman","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-fiqi-heshiiska-difaaca-ee-turkiga-wuxuu-noo-sahlay-diyaarado-iyo-gaadiid-gaashaaman\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi &#8220;Heshiiska Difaaca ee Turkiga wuxuu noo sahlay diyaarado iyo gaadiid gaashaaman&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\">Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi ayaa sheegay in Turkiga Soomaaliya ka taageerayo dagaalka AS, gaar ahaan in ciidanka ay heleen taageero isugu jirta saanad ciidan iyo tababaro.\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Fiqi oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Wakaaladda Wararka ee <a href=\"https:\/\/www.aa.com.tr\/en\/africa\/somali-defense-minister-says-relations-with-turkiye-at-highest-level\/3689642\">Anadoule<\/a> ayaa sheegay in is afgaradka dhinaca difaaca ee labada dal uu sahlay in si toos ah loo helo Taageerada Turkiga ee dhinaca Amniga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Wasiirka wuxuu sheegay in Turkiga kaalin ka qaadanayo tababarka Ciidanka Gaarka ah ee ku sugan saldhiga TURKSOM, iyagoo lagu qalabeyn doono Diyaaradaha iyo gawaarida gaashaaman.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: medium;\"><b>Iyadoo la raacayo heshiiska is-afgarad, Ciidamada Gaarka ah ee Soomaaliya lagu tababarayaa Saldhigga Milatari ee TURKSOM\u201d ayuu yiri Wasiir Fiqi.<\/b><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium;\">Wasiir Fiqi ayaa qiray in Amniga Caasimadda is badalay, isla markaasna uu ka duwan yahay sidii uu ahaa sanadkii 2011 oo Madaxweynaha Turkiga booqasho ku yimid.<\/span><\/p>\n<p>Xiriirka dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya oo xoogeystay wixii ka dambeeyay<span style=\"font-size: medium;\"> sanadii 2011-kii, waxaa dalka laga fuliyey mashaariic horumarineed oo ay ku baxday in ka badan<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> 1 Bilyan.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: medium;\">Mustaqbal<\/span><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallim Fiqi ayaa sheegay in Turkiga Soomaaliya ka taageerayo dagaalka AS, gaar ahaan in ciidanka ay heleen taageero isugu jirta saanad ciidan iyo tababaro.\u00a0 Fiqi oo wareysi dhinacyo badan taabanayay siiyay Wakaaladda Wararka ee Anadoule ayaa sheegay in is afgaradka dhinaca difaaca ee labada dal uu sahlay in si toos ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":102363,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102359"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102359"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102371,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102359\/revisions\/102371"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/102363"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}