{"id":102290,"date":"2025-09-15T10:52:20","date_gmt":"2025-09-15T09:52:20","guid":{"rendered":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/?p=102290"},"modified":"2025-09-15T10:52:20","modified_gmt":"2025-09-15T09:52:20","slug":"wasiir-katirsan-xukuumadda-deni-oo-wadashaqayn-ka-dalbaday-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasiir-katirsan-xukuumadda-deni-oo-wadashaqayn-ka-dalbaday-dowladda-federaalka\/","title":{"rendered":"Wasiir katirsan Xukuumadda Deni oo wadashaqayn ka dalbaday Dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Liibaan Muuse Boqor ayaa wadashaqayn ka dalbaday Dowladda Federaalka isaga oo si gaar ah u codsaday in loo fasaxo mashaariicda ay u baahan yihiin sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Liibaan ayaa sheegay in baahi badan ay hortaagan tahay Wasaaradda Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, waxaana uu dhambaal furan u diray Mas\u2019uuliyiinta labada heer si loo abuuro xal wadashaqayn dhalin kara.<\/p>\n<p><em><strong>\u201cNasiib darrada i haysato, Wasaaraddii waan daadihinayaa baahiduna way badan tahay, Waxa aan u baahanahay annaga iyo Dowladda Federaalka in aan iska kaashanyo baahida halkaan ka jirto,\u201d<\/strong><\/em> Liibaan Muuse Boqor, Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo Dowlad-Goboleedka Puntland.<\/p>\n<p>Xiriirka Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa muddo aanay wanaagsanayn, Wasiirka Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Dowlad-Goboleedkaas ayaa baaqa uu diray weli wax jawaab ah ka helin Dowladda Dhexe.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Liibaan Muuse Boqor ayaa wadashaqayn ka dalbaday Dowladda Federaalka isaga oo si gaar ah u codsaday in loo fasaxo mashaariicda ay u baahan yihiin sida uu hadalka u dhigay. Liibaan ayaa sheegay in baahi badan ay hortaagan tahay Wasaaradda Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Dowlad-Goboleedka Puntland, waxaana uu dhambaal&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":94236,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102290"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=102290"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102290\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":102291,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/102290\/revisions\/102291"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/94236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=102290"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=102290"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=102290"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}